Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Pakistan: Imran Khan iyo wasiirkiisii arrimaha dibadda oo lagu waayay wax danbi ah

Maxkamadda sare ee Islamabad ayaa laashay xukun lagu riday ra’iisal wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan iyo wasiirkiisii arrimaha dibadda,… Sii akhri

Posted on June 4, 2024June 4, 2024 by News Office

Jubaland oo Puntland ku wareejisay rag dil loo haysto

Posted on June 4, 2024June 4, 2024 by News Office

Ciidanka Booliska Jubaland, gaar ahaan Taliska Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose ayaa Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan kuwa Gobolka Mudug… Sii akhri

Taliyaha Booliska Puntland oo faahfaahin ka bixiyay hawlgallo iyo duqaymo ka dhacay gobolka Bari

Posted on June 3, 2024June 3, 2024 by News Office

Taliyaha Booliska Puntland S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa faahfaahin ka bixiyay hawlgallo amni oo ka socda gobolka Bari kuwaasi oo… Sii akhri

Baarlamaanka SSC-khaatumo oo Maanta ansixiyay Miisaaniyadda 2024

Posted on June 3, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Maamulka SSC-Khaatumo Mudane, Jaamac Yaasiin Warsame oo uu wehliyo guddoomiye ku xigeenka 2-aad Golaha Mudane, Jaamac Aadan… Sii akhri

Ciidanka PSF oo sheegay in ay Boosaaso ku qabteen shakhsiyaad lagu tuhmayo Daacish

Posted on June 3, 2024 by News Office

Ciidanka Amniga Puntland ee PSF ayaa warbixin ka soo saaray hawlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Daacish oo ay ka fuliyeen… Sii akhri

Haweeney markii u horraysay la sheegay in ay ku guulaysatay doorashada madaxweynaha Mexico

Posted on June 3, 2024June 3, 2024 by News Office

Xisbiga talada haya ee dalka Mexico ayaa sheegtay in doorashadi ka dhacday dalkaasi ay ku guuleysatay haweeneyda lagu magacaabo Claudia… Sii akhri

Ahmadinejad oo mar kale uu isu diiwaangeliyay in uu u tartamo xilka Madaxweynaha Iran

Posted on June 2, 2024 by News Office

Telefishinka dowladda Iran ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee Iran, Mahmoud Ahmadinejad uu isu diiwaangeliyay inuu u tartamo doorashada madaxtinimo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse iyo wefdi uu hoggaaminayo oo Shir kaga qayb galaya dalka Koonfur Kuuriya

Posted on June 2, 2024 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u amba-baxay magaalada Seoul ee caasimadda… Sii akhri

Soomaaliya oo taageero Amni weydiisatay dowladda Turkiga

Posted on June 2, 2024 by News Office

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya,… Sii akhri

Ruushka oo duqeeyay Xarumaha Korontada ee dalka Ukraine

Posted on June 2, 2024 by News Office

Ruushka oo qaaday weerar gantaalo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa waxyeelo u geystay xarumaha tamarta iyo kaabayaasha muhiimka ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close