Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Qaramada Midoobey oo Millatariga Israa’iil ku dartay Liiska denbiilayaasha ku xad-gudba Carruurta

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa ciidamada Israa’iil ku daray, diiwaanka caalamiga ah ee denbiilayaasha ku kaca xadgudubyada… Sii akhri

Posted on June 8, 2024 by News Office

Maleeshiyaadka Al-shabaab oo saaka weerar xooggan ku qaaday degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud

Posted on June 8, 2024June 8, 2024 by News Office

Dagaal aad u xooggan ayaa lagu soo warramaya in uu saaka ka dhacay degmada Ceeldheer oo ka tirsan gobolka Galgaduud… Sii akhri

Maraynkanka oo burburiyay hub Xuutiyiinta Yemen u isticmaalayeen weerarada badda

Posted on June 8, 2024June 8, 2024 by News Office

Ciidamada Maraykanka ayaa gudaha Yemen ku burburiyey afar diyaaradood oo ah nooca aan duuliyaha lahayn iyo laba gantaal oo an… Sii akhri

Puntland: Ciidanka PSF oo shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen ajaanib ka tirsan Daacish

Posted on June 7, 2024 by News Office

Ciidanka Amniga Puntland ee PSF ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen xubno ajaanib ah oo ka tirsan maleeshiyaadka Daacish.… Sii akhri

Qaramada Midoobey oo Soomaaliya ugu hambalyeysay ku biirista Golaha Ammaanka

Posted on June 7, 2024 by News Office

Qaramada Midoobey ayaa Soomaaliya ugu hambalyeysay ku biirista Golaha Ammaanka oo ay ka noqotay xubin aan joogta ahayn. Bayaan ka… Sii akhri

Dalkii u horreeyay ee Yurub ah oo ku biiraya dalalka kiiska dacwadda xasuuq ka gudbiyay Israa’iil

Posted on June 7, 2024 by News Office

Spain ayaa ku dhawaaqday inay ka codsan doonto maxkamadda sare ee Qaramada Midoobey in ay ku biirto kiiska Koonfur Afrika… Sii akhri

Ururka Xamaas oo sheegay in aysan aqbali doonin Xabbad-joojin aan dammaanad lahayn

Posted on June 7, 2024June 7, 2024 by News Office

Wargeyska Wall Street Journal , ayaa ku warramay hoggaamiyaha Xamaas ee Qasa, Yaxye Sinwar , in uu ku wargeliyay dhex-dhexaadiyayaasha… Sii akhri

Soomaaliya oo xubin aan joogta ahayn ka noqotay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey

Posted on June 6, 2024 by News Office

Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay muddo 53 sanadood ah loo doortay inay xubin aan joogta ahayn ka noqoto 15-ka xubnood… Sii akhri

Golaha Wasiirada Puntland oo Maanta ansixiyay Miisaaniyadda lix biloodka ah ee 2024

Posted on June 6, 2024June 6, 2024 by News Office

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa Shirkii Golaha Xukuumadda ee maanta hor keeyey Miisaaniyadda Lixda bilood ee (June-December) 2024. Shirka… Sii akhri

Soomaaliya iyo Kuuriyada Koonfureed oo ku ballamay iskaashi iyo wax wada qabsi

Posted on June 6, 2024June 6, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Seoul ayaa la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close