Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Liiska Musharrixiinta u tartamaya doorashada Madaxtinimada Iran oo la shaaciyay

Doorashada Madaxweynaha Iran ee la qorsheeyay in ay dhacdo 28 bishan June , ayaa la soo saaray musharrixiinta u tartamaya… Sii akhri

Posted on June 10, 2024June 10, 2024 by News Office

Wasiirkii Difaaca Maamulka Israel oo xilkii iska casilay

Posted on June 9, 2024June 9, 2024 by News Office

Wasiirkii Difaaca Israel oo ka tirsanaa Glaha Wasiiradda Dagaalka ee Israa’iil, Benny Gantz ayaa iska casilay xilkii uu ka hayey… Sii akhri

Tirada Falastiiniyiinta lagu dilay marinka Gaza oo gaartay in ka badan 37 kun

Posted on June 9, 2024 by News Office

Tirada guud ee Falastiiniyiinta ku dhintay dagaalka marinka Gaza ayaa maanta gaartay 37,084 kun oo qof sida laga soo xigtay… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta safar ugu baxay dalka Norway

Posted on June 9, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladdaFederaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Norway. Qoraal ka soo baxay Villa Somalia ayaa… Sii akhri

Puntland: Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadda Ciidamada Puntland oo xabsiga la dhigay

Posted on June 9, 2024June 9, 2024 by News Office

Dowladda Puntland ayaa xabsiga u taxaabtay mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland oo loo haysto in ay… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo guddi wasiiro ah u magacaabay xal u helidda dagaal beeleedka Galgaduud

Posted on June 9, 2024 by News Office

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddi wasaiirro ah u magacaabay xal u raadinta Colaadda Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Madaxweyne… Sii akhri

Falastiiniyiinta oo sheegay in uu khasaare ba’an geystay Weerarkii Israa’iil ku soo furatay maxaabiista

Posted on June 9, 2024 by News Office

Saraakiisha Falastiiniyiinta ee Gaza ayaa sheegay in dad ka badan 200 oo Falastiiniyiin ah lagu dilay, weerar isugu jiray cirka,… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo baaq nabadeed ka soo saartay dagaal beeleed maanta ka dhacay gobolka Galgaduud

Posted on June 8, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed ka soo saartay dagaal beeleed xooggan maanta ka dhacay degaan ka tirsan gobolka Galgaduud.… Sii akhri

Israa’iil oo sheegtay in ay maanta maxaabiis ka soo furatay Xamaas

Posted on June 8, 2024June 8, 2024 by News Office

Mareykanka ayaa sheegay door taageerro inuu ku lahaa howlgalka lagu soo furtay Afar maxbuus oo Israa’iiliyiin ah oo maanta ciidanka… Sii akhri

Xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay danjire Cali Cabdi Awaare

Posted on June 8, 2024 by News Office

Xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Aboul Gheit ayaa Xarunta Jaamacadda Carabta ku soo dhaweeyey Safiirka Soomaiya ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close