Dagaal beeleed xooggan oo saaka ka socda nawaaxiga degmada Towfiiq ee gobolka Mudug
Dagaal xooggan ayaa aroornimadii hore ee saaka ka bilowday degaanka Buq oo wax yar u jira degmada Towfiiq ee Gobolka… Sii akhri
Dagaal xooggan ayaa aroornimadii hore ee saaka ka bilowday degaanka Buq oo wax yar u jira degmada Towfiiq ee Gobolka… Sii akhri
Wararka ka imaanaya degaan xeebeedka Gabbac oo qiyaastii 30 dhinaca bari ka xiga degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya… Sii akhri
Mas’uuliyiinta caafimaadka Falastiin ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israa’iil ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza lagu… Sii akhri
Taliska Ciidanka PSF ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray xiisad maalmahan ka taagan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Warsaxaafadeed ka… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Ra’iisul… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Koonfur Galbeed. Warar… Sii akhri
Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris oo Dimoqraadi ah, iyo Madaxweynihii hore Donald Trump oo Jamhuuri ah, ayaa habeenkii xalay yeeshay… Sii akhri
Maamulaha shirkadda Amal Bank ee magaalada Qardho Yuusuf Salaad Maxamuud (Yuusuf Dheere) oo saaka laga af-duubtay Qardho ayaa ugu danbayn… Sii akhri
Dowlada Jabuuti ayaa sheegtay in aysan Itoobiya siin doonin deked ay 100% maamusho, taasi oo ka duwan ballan-qaadkii hore ee… Sii akhri
Dabley hubaysan ayaa saaka magaalada Qardho ka af-duubtay Maamulihii Shirkadda Amal Bankii Xafiiskeeda Qardho Yuusuf Salaad Maxamuud (Yuusuf Dheere). Yuusuf… Sii akhri