Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo heshiis afar qodob ka kooban ku gaaray magaalada Gaalkacyo

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan labada… Sii akhri

Posted on September 14, 2024 by News Office

Xisbi siyaasadeedka SINCAD oo caddeeyay mowqifkiisa xiisadda ka taagan magaalada Boosaaso

Posted on September 14, 2024September 14, 2024 by News Office

Xisbi siyaasadeedka SINCAD oo uu hoggaamiyo Eng. Maxamuud Khaliif Jebiye ayaa xalay caddeeyay mowqifkiisa xiisadda ka taagan magaalada Boosaaso. Bayaan… Sii akhri

Maraykanka Ingiriiska iyo Canada oo adeeg sirdoon u aqoonsanaya warbaahinta dowladda Ruushka ee RT

Posted on September 14, 2024September 14, 2024 by News Office

Mareykanka , Ingiriiska iyo Canada ayaa doonaya in inay adeeg sirdoon u aqoonsadaan shabakadda warbaahinta dowladda Ruushka ee RT. Saddexdaasi… Sii akhri

Madaxweynaha Maraykanka oo Aqalka Cad ku qaabilay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska

Posted on September 14, 2024September 14, 2024 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Aqalka Cad kula kulmay Ra’isulwasaaraha Britain Keir Starmer, iyaga oo laba hoggaamiye ka wada hadlay… Sii akhri

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo lagu wado in ay saacadaha soo socda ku kulmaan magaalada Gaalkacyo

Posted on September 13, 2024 by News Office

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Sidoo kale Madaxweynaha Puntland… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo sheegay in Ciidamada Soomaaliya ku filan yihiin Amniga dalka kadib markii Ciidamada ATMIS baxaan

Posted on September 13, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Ciidamada Soomaaliya diyaar u yihiin in ay la wareegaan… Sii akhri

Qaramada Midoobey oo dalbatay in xabbad-joojin deg deg ah laga sameeyo marinka Gaza

Posted on September 13, 2024September 13, 2024 by News Office

Militariga Israa’iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Gaza, iyagoo dilay 40 kale oo Falastiiniyiin ah, xilli ay sii… Sii akhri

Madaxweynaha waddanka Senegal oo kala diray Baarlamaankii dalkaasi

Posted on September 13, 2024September 13, 2024 by News Office

Madaxweynaha Senegal, Bassirou Diomaye Faye, ayaa kala diray baarlamaankii dalkaas oo u badnaa xisbiyada mucaaradka, ka dib muddo shan bilood… Sii akhri

Khasaaraha dagaalkii saaka aroortii ka bilowday nawaaxiga degmada Towfiiq oo makhribkii istaagay

Posted on September 12, 2024 by News Office

Dagaal beeleed culus oo saaka ka bilowday nawaaxiga degmada Towfiiq ee bariga gobolka Mudug ayaa makhribka joogsaday. Dagaalka oo saacado… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Baydhabo ku guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed

Posted on September 12, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shirka Wasiirrada Golaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close