golaha deegaanka ee Godob-jiiraan oo doortay gudoomiye iyo ku xigeen
Garowe-(Puntland Post)-golaha deegaanka degmada Godob-jiiraan ayaa saaka cod gantaaga ku doortay gudoomiye iyo ku xigeen. 17 xubnood oo ah golaha… Sii akhri
Garowe-(Puntland Post)-golaha deegaanka degmada Godob-jiiraan ayaa saaka cod gantaaga ku doortay gudoomiye iyo ku xigeen. 17 xubnood oo ah golaha… Sii akhri
Hargaysa-(Puntland Post)- maamulka Soomaaliland ayaa ka hadlay go’aanka dowladda fadaraalku ku joojisay Duulimaadka Hargaysa’Muqdisho iyo Bar bera,waxayna sheegtay Soomaaliland inuusan… Sii akhri
Kismaayo-(Puntland Post)-Maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay duqaymaha la sheegay in Kenya ka gaysatay gobolka Geddo gaar ahaan… Sii akhri
Muqdisho-(Puntland Post)-Dowladda fadaraalka Soomaaliya ayaa joojisay duulimaadkii diyaaraha kala aadi jiray Muqdisho,Hargaysa iyo Bar bera,waxayna sheegtay inay ka bilaamayso 22-ka… Sii akhri
Garowe-(Puntland Post)- Degmada Godob-jiiraan ee gobolka Nugaal waxaa markii ugu horaysay loo dhisayaa gole deegaan tan iyo sanadkii 2007 oo… Sii akhri
Muqdisho-(Puntland Post)-Xildhibaananda baarlamaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa… Sii akhri
Muqdisho-(Puntland Post)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in dowladdu baarayso duqaymaha la sheegay in ciidamada Kenya ka gaysteen gobolka… Sii akhri
Gaalkacyo-(Puntland Post)-Gudoomiyaha degmada Saaxo ee gobolka Mudug Nuur Faarax Maxamed ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii Gudoomiyaha degmada,isagoo aan sheegin… Sii akhri
Adis Ababa-(Puntland Post)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa kula… Sii akhri
Kismaayo-(Puntland Post)- Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyey kulan looga hadlayey hormarinta sadexda gobolka… Sii akhri