Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wararkii ugu dambeeyey ee degmada Marka

Marka-(Puntland Post)- Degmada marka ee gobolka Sh/hoose waxay wararku saaka sheegayaan in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay dib ula… Sii akhri

Posted on February 8, 2016 by News Office

Wasaaradda Maaliyadda oo xubin ka noqotay Ha’yadda iskaashiga Islaamka

Posted on February 7, 2016February 7, 2016 by News Office

Muqdishp-(Puntland Post)-Wasaaradda Maaliyadda dowladda fadaraalka Soomaaliya aya kamid noqotay Ha’yadda Iskaashiga Islaamka iyo dhiiri galinta Ganacsiga,kadib markii baarlamaanku uu ansixyey… Sii akhri

Dowladda oo ka hadashay Siyaasada arimaha dibada

Posted on February 7, 2016 by News Office

Muqdisho-(Puntland Post)-Waxaa sharaf weyn u ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya inay dunida u bandhigto… Sii akhri

Ururka Tala wadaag oo ka hadlay Nidaamka 4.5

Posted on February 6, 2016 by News Office

Garowe-(Puntland Post)-Shir ay isugu yimaadeen maamulka sare ee Dhaqdhaqaaqa Tala wadaag ee Haweenka laguna qaybtay Magaala Madaxda Puntland ee Garowe… Sii akhri

Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo Kismaayo soo gaaray

Posted on February 4, 2016February 4, 2016 by News Office

Kismaayo-(Puntland Post)- Wafti uu hogaaminayo ergiga gaar ka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa soo gaaray… Sii akhri

Jabuuti oo ciidamo kale usoo dirtay Soomaaliya

Posted on February 4, 2016February 4, 2016 by News Office

Baladweyne(Puntland Post)-dowladda Jabuuti ayaa ciidamo kale usoo dirtay dalka Soomaaliya,waxayna badali doonaan ciidamo horay uga joogay magaalada Baladweyne ee gobolka… Sii akhri

Dowladda fadaraalka,oo qoraal kasoo saartay imaanshaha ku xigeenka QM

Posted on February 3, 2016February 3, 2016 by News Office

Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabiley, Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee… Sii akhri

Ku xigeenka QM oo Muqdisho kula shiray Madaxda dalka

Posted on February 3, 2016 by News Office

Muqdisho-(Puntland Post)- Waxaa maanta galinkii dambe soo gaaray magaalada Muqdisho ku xigeenka Qaramada Midoobay ee dhinaca siyaasada,waxaana kusoo dhaweeyey garoonka… Sii akhri

dowladda oo isku khilaafsan joojitaanka duulimaadka Hargaysa

Posted on February 3, 2016February 3, 2016 by News Office

Muqdisho-(Puntland Post)- dowladda fadaraalka Soomaaliya ayaa isku khilaafsan joojitaanka diyaaradaha Hargaysa uduula iyo kuwa ka yimaada,kadib markii VOA-da uu u… Sii akhri

Maxaa ka cusub Maanta Bosaso?

Posted on February 3, 2016February 3, 2016 by News Office

Bosaso-(Puntland Post)- gudoomiyihii hore ee gobolka Bari oo waraysi siiyey madasha 60 oo fadhigoodu yahay Yurub,waxaa uu ka hadlay rabshadii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close