Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasaaradda warfaafinta oo ka hadashay Muranka hogaanka Nusoj

Muqdisho-(Puntland Post)-Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska, iyadoo fulineysa Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed ee dhawaan la melmariyay, waxay gacanta ku heysaa hirgelinta… Sii akhri

Posted on February 11, 2016 by News Office

Golaha deegaanka ee degmada Bander Bayla oo gudoomiye doortay

Posted on February 11, 2016February 11, 2016 by News Office

Qardho-(Puntland Post)- golaha deegaanka degmada Bander bayla ayaa doortay gudoomiye iyo ku xigeen,waxayna xilka gudoomiye u doorteen Siciid Aadan Cali… Sii akhri

Michael Keating iyo siyaasiyiin hore oo kulmay

Posted on February 10, 2016February 10, 2016 by News Office

Garowe-(Puntland Post)- Michael Keating ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo ilaa shalay magaalada Garowe gaar ahaan xarunta cilmi baarista… Sii akhri

XubnihiI Beesha caalamka iyo Isimada Puntland oo ku shiray Garowe

Posted on February 10, 2016February 10, 2016 by News Office

Garowe-(Puntland Post)-Maanta oo arbaco ah waxaa magaalada Garowe ku shiray xubnihii Beesha caalamka oo u hogaaminayey ergayga Qaramada Midoobay u… Sii akhri

Ahlusunna oo sheegtay inay wada hadal la galayn Gal-mudug

Posted on February 9, 2016February 9, 2016 by News Office

Gaalkacyo-(Puntland Post)- maamulka Ahlusunna ee gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay inaysan la fariisanayn maamulka ay isku hayaan maamulida deegaanada… Sii akhri

Wafti uu hogaaminayo ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo Garowe ku soo wajahan

Posted on February 9, 2016February 9, 2016 by News Office

Garowe-(Puntland Post)- Wafti uu hogaaminayo ergayga qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya danjire Micheal Kitting ayaa maanta ku soo wajahan magaalada… Sii akhri

Rw ku xigeenka oo booqday xarumo ciidan

Posted on February 9, 2016 by News Office

Muqdisho-(Puntland Post)-Ra’iisul ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo u wehliyo Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan… Sii akhri

Odawaa oo Ahlusunna iyo Gal-mudug ugu baaqay wada hadal nabadeed

Posted on February 9, 2016 by News Office

Gaalkacyo-(Puntland Post)-Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, oo ku sugan Magaalada Hobyo ayaa baaq Nabadeed u… Sii akhri

Wasiirka arimaha gudaha oo tagay Hobyo

Posted on February 8, 2016 by News Office

Gaalkacyo-(Puntland Post)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha dowladda fadaraalka Cabdiraxmaan Odaywaa ayaa maanta tagay degmada Hobyo ee gobolka Mudug ee… Sii akhri

Wafti ka socda dowladda fadraalka oo maanta tagay Kismaayo

Posted on February 8, 2016 by News Office

Kismaayo-(Puntland Post)-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Howlaha guud ee dowladda fadaraalka Eng, Saalax Sheekh Cismaan Muuse oo ay ka midyihiin Wasiiru-dowlaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close