Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta qaabilay kusimaha Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay kusimaha Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey… Sii akhri

Posted on October 15, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo deeq waxbarasho ugu deeqday Arday u dhashay dalka Suudaan

Posted on October 15, 2024October 15, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq waxbarasho siisay Arday u dhashay dalka Suudaan oo ku sugan magaalada Muqdisho. Wasaaradda Waxbarashada dowladda… Sii akhri

Xaaladda degmada Badhan oo saaka deggan iyo odayaasha degaanka oo waan-waan ku hawllan

Posted on October 15, 2024October 15, 2024 by News Office

Xaaladda degmada Badhan ee Gobolka Sanaag oo ay shalay ka dhaceen iska hor-imaad hubaysan iyo muddaharaadyo rabshado wata ayaa saaka… Sii akhri

Ciidamada Israa’iil oo duqeeyay gooba ay ku badan yihiin Masiixiyiinta Lubnaan

Posted on October 15, 2024October 15, 2024 by News Office

Sida ay xaqiijisay hay’adda Laanqeerta Cas ee Lubnan, ugu yaraan 21 qof ayaa lagu dilay duqeyn cirka ah oo ay… Sii akhri

Qof rayid ah oo ku dhintay xiisad iyo rabshado weli ka taagan degmada Badhan ee Gobolka Sanaag

Posted on October 14, 2024 by News Office

Hal qof oo rayid ah ayaa ku geeriyooday  mid kalena waa ku dhaawacmay kadib mudda haraad rabshado wata oo maanta… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta furay Shirka Madasha Dhaqaalaha dalka

Posted on October 14, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Madasha… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee Labada Kuuriya oo qarka u saaran dagaal

Posted on October 14, 2024 by News Office

Sirdoonka Kuuriyada Koonfureed ayaa ku dhawaaqay in ay arkeen dhaqdhaqaaq aan caadi ahayn oo ka socda xadka Kuuriyada Waqooyi. Kaddib… Sii akhri

Is rasaasayn khasaare sababtay oo saaka ka dhacday degmada Badhan ee Gobolka Sanaag

Posted on October 14, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaasi ay ka dhacday is raasaasayn xooggan oo… Sii akhri

Mareykanka gantaallo casri ah iyo ciidamo u diraya difaaca Israa’iil

Posted on October 14, 2024October 14, 2024 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay gantaallo casri ah oo nuuca difaaca cirka ah iyo ciidamo Mareykana ah u… Sii akhri

Puntland oo ku amartay dhammaan Wakiilada Kalluumeysi in ay is diiwaan-geliyaan

Posted on October 13, 2024 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa ku wargelisay dhammaan Wakiillada Kalluumaysi in ay iska diwaan geliyaan Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland. Go’aan kasoo baxay xafiiska… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close