Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia oo magacaabay saddex wasiir oo ka bannaanaa Xukuumaddiisa

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed ayaa maanta oo Jimce ah magacaabay saddex wasiir oo kamid noqday Xukuumaddiisa. Dikreeto ka soo… Sii akhri

Posted on October 18, 2024 by News Office

FBI-da Mareykanka oo xirtay nin u socday Soomaaliya si uu ugu biiro kooxaha Daacish

Posted on October 18, 2024 by News Office

Nin degan gobolka Maryland ee dalka Mareykanka ayaa lagu soo oogay dacwad ah in uu isku dayay inuu taageero agab… Sii akhri

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Siyaasadda iyo Nabadda oo Muqdisho timid

Posted on October 17, 2024 by News Office

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Siyaasadda iyo Nabadda, Rosemary A. DiCarlo ayaa Maanta booqasho Rasmi ah… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Netanyahu oo meel mariyay in la weeraro goobaha ugu muhiimsan Iran

Posted on October 17, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaare Netanyahu, ayaa meel mariyay bartilmaameedyada gudaha Iran ee ay Israa’iil weerarrayso, sida ay uga jawaabto weerarkii gantaallada Iran,… Sii akhri

Mareykanka oo Ukraine siinaya lacag dhan 425 oo milyan oo dollar

Posted on October 17, 2024October 17, 2024 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy, ayaa ku dhawaaqay xirmo lacageed oo gaareysa… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in mar kale dib la isugu soo laaban doono Shirkii Madasha Muqdisho ee fashilmay

Posted on October 16, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in mar kale dib la isugu soo laaban doono Shirkii Madasha Wadatashiga Muqdisho ee Natiijo… Sii akhri

Dowladda Masar oo la sheegay in ay maalgashanayso dekedaha Soomaaliya

Posted on October 16, 2024 by News Office

Wefdi ka socda dowladda Masar oo maalgashanaya dekedaha Soomaaliya ayaa ku soo wajahan magaalada Muqdisho sida uu shaaciyay wasiirka Qorshaynta… Sii akhri

Dowladaha Masar iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis heerkiisu sarreeyo

Posted on October 16, 2024October 16, 2024 by News Office

Dowladaha Masar iyo Jabuuti ayaa kala saxiixday heshiis qandaraas heerkiisu sarreeyo oo ku saabsan dhismaha xarun Quwadda laga dhaliyo Cadceedda… Sii akhri

Golaha dhexe ee Ururka ONLF oo dib u qiimaynaya Heshiiskii ay kula jireen dowladda Itoobiya

Posted on October 16, 2024October 16, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Ururka ONLF Cabdiraxmaan Maxamed Mahdi ayaa ku baaqay in ay fadhi aan caadi ahayn isugu yimaadaan golaha dhexe ee… Sii akhri

Mooshinkii xilka qaadista Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo marxalad adag galay

Posted on October 16, 2024 by News Office

Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa diidday codsi ay qareennada madaxweyne ku xigeenka Kenya ku doonayeen in golaha senate-ka laga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close