Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu lumiyay Xubintii Golaha Aqalka Sare

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa markii u horraysay ka hadlay Xubintii Aqalka Sare ee… Sii akhri

Posted on October 13, 2024October 13, 2024 by News Office

Gabadha ugu awoodda badan Kuuriyada Waqooyi oo si adag ugu hanjabtay Kuuriyada Koonfureed

Posted on October 13, 2024October 13, 2024 by News Office

Kim Yo Jong, oo ah gabadh la dhalatay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa si adag uga digtay Kuuriyada… Sii akhri

Axmed Madoobe iyo James Swan oo shir albaabadu u xiran yihiin uga socdo Madaxtooyada Kismaayo

Posted on October 13, 2024October 13, 2024 by News Office

Ku-simaha Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa saaka safar ku tegey magaalada Kismaayo ee… Sii akhri

Ruushka oo Iran ka caawiyay in ay samada u dirto laba dayax-gacmeed

Posted on October 13, 2024October 13, 2024 by News Office

Ruushka ayaa gacan ku siiyay in ay Iran , hal mar hawada sare u dirto laba dayax-gacmeed oo laga diray… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo lumiyay Xubinimada Golaha Aqalka Sare

Posted on October 12, 2024 by News Office

Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Golaha aqalka sare usoo gudbiyay qoraal ku saabsan in… Sii akhri

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey oo ansixiyay qaraar ay soo gudbiyeen Soomaaliya iyo Uk

Posted on October 12, 2024 by News Office

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si rasmi ah u ansixiyay qaraar ay si wadajir ah u soo gudbiyeen… Sii akhri

Hay’adda MSF oo lagu khasbay in ay joojiso hawlihii ay ka wadday Daarfur

Posted on October 12, 2024 by News Office

Hay’adda samafalka caafimaadka ee MSF ayaa sheegtay in lagu qasbay in ay joojiso hawlihi caafimaad ee ka wadday xero weyn… Sii akhri

Ciidamada Israa’iil oo duqeeyay saldhig ay Ciidamada UNIFIL ku lee yihiin dalka Lubnaan

Posted on October 12, 2024October 12, 2024 by News Office

Millatariga Lubnaan ayaa sheegay in duqeyn cirka ah oo ka timid Israa’iil lagu dilay laba askari oo ka tirsan millatariga… Sii akhri

Puntland: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo qabsaday kantaroolka waqooyiga Gaalkacyo

Posted on October 10, 2024 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa saaka qabsaday kantaroolka waqooyiga Gaalkacyo. Ciidamadani oo ku… Sii akhri

Soomaaliya, Masar iyo Eritrea oo dhisaya isbaheysi goboleed millitari oo ka dhan ah Itoobiya

Posted on October 10, 2024 by News Office

Madaxweynayaasha Soomaaliya, Eritrea iyo Masar ayaa lagu wadaa in ay Shir saddex geesood ah ku yeeshaan magaalada Asmara ee caasimadda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close