Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Golah Wasiirada Soomaaliya oo xalay ansixiyay Heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Tanzania

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Xalay ansixiyay Heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Tanzania, kaas oo ku saabsan iskaashiga… Sii akhri

Posted on October 24, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhiggiisa Madaxweynaha Turkiga uga tacsiyeeyay Weerarkii Xarunta Warshadaha Ankara

Posted on October 24, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan… Sii akhri

164 dhalinyaro laga sii daayay xabsida dalka Liibiya oo saaka laga dejiyay magaalada Muqdisho

Posted on October 24, 2024October 24, 2024 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay 164 dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo laga… Sii akhri

Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixday heshiis ku saabsan Amniga iyo Iskaashiga labada dal

Posted on October 23, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaba gabeeyay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Kenya,… Sii akhri

Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey oo ka wada-hadlay Qorshaha kala guurka Hawgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Posted on October 23, 2024October 23, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey… Sii akhri

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo beenisay in shil diyaaradeed ka dhacay dalka

Posted on October 23, 2024 by News Office

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku beenisay wararka ku saabsan in shil diyaaradeed ka dhacay dalka.… Sii akhri

Soomaaliya oo loo ansixiyay Mashruuca Maalgelinta adkeysiga Cimilada

Posted on October 23, 2024 by News Office

Soomaaliya ayaa loo ansixiyey Mashruucii ugu horeeyey oo gaar u ah maalgelinta sare u qaadidda Adkeysiga Cimilada Soomaaliyeed. Wasiirka Wasaaradda… Sii akhri

Ciidamada Badda Sacuudiga iyo Iran oo dhoolla-tus wadajir ah ku samaynaya Badda Cas

Posted on October 23, 2024 by News Office

Ciidanka badda Iran iyo Sacuudiga ayaa dhoolatus wadajir ah ka sameyn doona badda cas, sida uu ka sheegay telefishinka dawladda… Sii akhri

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo Shir ka yeeshay Xoojinta Iskaashiga labada Waddan

Posted on October 22, 2024 by News Office

Madaxweynaha Waddanka Kenya William Ruto ayaa Xarunta Madaxtooyada dalkaasi ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. War kooban oo ka… Sii akhri

Kenya oo si khasab ah dalkooda ugu musaafurisay afar muwaadin oo Turki ah

Posted on October 22, 2024 by News Office

Qaramada Midoobey ayaa walaac ka muujisay dib u celinta afar qof oo qaxooti Turkish ah oo laga masaafuriyey Kenya, kuwaas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close