Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed oo Shir ka yeeshay Xaaladda Gacanka Kuuriya

Taliyayaasha Ciidamada Cirka ee Kuuriyada Koonfureed iyo Mareykanka ayaa la sheegay inay shir labo maalmood socday oo furmay Isniintii shalay… Sii akhri

Posted on October 22, 2024 by News Office

Soomaaliya iyo Kenya oo Maanta ka wada-hadlaya Arrimaha Gobolka iyo bixitaanka Hawlgalka ATMIS

Posted on October 22, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay gaaray Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi halkaasi oo uu Maanta Shir kula yeelanayo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Maanta dib ugu laabanaya Garoowe kadib safarkiisi Imaaraadka Carabta

Posted on October 22, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddooyinkii danbe safar dibadda ah ku maqnaa ayaa lagu wadaa in uu maanta dib… Sii akhri

Antony Blinken oo markii 11-aad booqanaya Israa’iil tan iyo intii uu bilowday dagaalka marinka GAZA

Posted on October 22, 2024 by News Office

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa Talaadada maanta ah gaaray Israa’iil, halkaas oo uu ka billaabayo booqasho uu ku… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee dalka Peru oo in ka badan 20 sanno oo xabsi ah lagu xukumay

Posted on October 22, 2024 by News Office

Madaxweynihi hore ee Peru Alejandro Toledo ayaa Isniinti shalay lagu xakumay 20 sanno iyo lix bil oo xabsi ah, kaddib… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabay Ra’iisul Wasaare ku xigeen labaad oo Xukuumaddiisu yeelatay

Posted on October 21, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Ra’iisul Wasaare ku xigeen labaad oo ay yeelanayso Xukuumaddiisa. Ra’iisul… Sii akhri

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada-hadlay adkaynta Nabadda iyo Xasiloonida Gobolka Geeska Afrika

Posted on October 21, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku guda jira safarkiisa shaqo ee uu ku marayo qaar ka… Sii akhri

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo maanta Shir ka yeelanaya Arrimaha Gobolka

Posted on October 21, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka SoomaaliyaXasan Sheekh Maxamuud iyo walefdi uu hogaaminaayo ayaa xalay u hoyda magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalkaasi Jabuuti.… Sii akhri

Madaxweynaha dalka Brazil oo jeegada ka dhaawacmay

Posted on October 21, 2024 by News Office

Madaxweynaha dalka Brazil, Luiz Inacio Lula da Silva ayaa baajiyay safar ugu ambabixi lahaa Ruushka, kaddib marki ay dhaqaatiirtiisa caafimaadka… Sii akhri

Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Puntland oo lagu casumay Kal-fadhiga Baarlamaanka Puntland

Posted on October 20, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa Casumaad Rasmi ah u diray Xildhibaannada Labada Aqal (BFS) ee laga soo doorto… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close