Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo go’aan Rasmi ah ka qaatay Khariirad muran dhalisay oo ay adeegsatay dowladda Soomaaliya

Dowladda Puntland ayaa si kulul u cambaaraysay, islamarkaana nasiib darro ku tilmaantay khariirad ay adeegsatay dowladda Federaalka Soomaaliya, taasi oo… Sii akhri

Posted on October 26, 2024 by News Office

Madaxweyne Axmed Madoobe oo mar kale Madaxweynaha Kenya ka diiday in uu ku laabto Shirkii Madasha Muqdisho

Posted on October 26, 2024 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) oo safar hal cisho ah ku tegey dalka Kenya ayaa saaka dib ugu laabtay… Sii akhri

Madaxweyne Deni: Waxaan garab iyo gaashaan u nahay Jubaland in ay doorashadeeda qabsato

Posted on October 26, 2024 by News Office

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay in ay Puntland garab iyo gaashaan u tahay Maamulka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay colaad ka hurinayso gobolka Mudug

Posted on October 26, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay gobolka Mudug ka hurinayso colaad salka ku haysa muran dhuleed.… Sii akhri

Qaramada Midoobey oo ka digtay halis ay ku wajahan carruurta dhaawacan ee marinka Gaza

Posted on October 26, 2024 by News Office

Hay’adaha Qaramada Midoobey ayaa ka digaya in daad gureynta caafimaad ee carruurta dhaawacyada halista iyo cudurrada qaba ee Gaza ay… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo saaka furaya Kal-fadhiga 55aad ee Baarlamaanka Puntland

Posted on October 26, 2024October 26, 2024 by News Office

Kal-fadhiga 55ad ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa lagu wadaa in uu si rasmi ah u furmo Saaka oo Sabti ah.… Sii akhri

Markabka Shidaal baarista Turkiga ee Oruç Reis oo ku xirtay dekedda Muqdisho

Posted on October 25, 2024 by News Office

Markabka Turkish-ka ee Oruç Reis oo shidaal sahminta ka sameynaya Soomaaliya ayaa maanta ku xirtay dekedda magaalada Muqdisho. Wasiirka Tamarta… Sii akhri

Markabka Shidaal baarista Turkiga oo Maanta lagu soo dhaweynayo Muqdisho

Posted on October 25, 2024 by News Office

Markabka sahminta shidaalka ee dalka Turkiga ayaa soo dhaweyntiisa waxa ay ka socotaa Dekadda Magaalada Muqdisho, Madax kala duwan oo… Sii akhri

Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee DRC-Congo oo la kulmay ganacsato Soomaaliyeed

Posted on October 25, 2024 by News Office

Madaxda Safaaradaha Soomaaliya iyo DRC-Congo ee fadhigoodu yahay Kenya ayaa la kulmay ganacsato Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalkaasi iyo kuwo… Sii akhri

Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lagu soo dhaweeyay Garoowe

Posted on October 24, 2024 by News Office

Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga soo doorto Puntland ayaa soo gaaray magaalada Garoowe. In… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close