Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Puntland oo taliye cusub u magacaabay Booliiska Nugaal

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa taliye cusub u magacaabay qeybta Booliiska gobolka Nugaal. Xeer madaxweyne oo… Sii akhri

Posted on October 29, 2018October 29, 2018 by News Office

Taliye cusub oo loo magacaabay Booliiska Puntland

Posted on October 28, 2018May 4, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa xilka ka qaaday taliyihii ciidanka Booliiska Puntland,Sarreeye Guuto Cabdullaahi Shire Dool. Digreeto ku suntan… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo taliye cusub u magacaabay ciidanka Daraawiishta

Posted on October 28, 2018 by News Office

Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa taliye cusub u magacaabay ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland. Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha oo… Sii akhri

Sarreeye Guud Siciid Dheere oo isu’ sharraxay xilka madaxweynaha Puntland

Posted on October 28, 2018October 28, 2018 by News Office

Taliyaha ciidamada difaaca dowladda Puntland,Sarreeye guud Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) ayaa maanta oo Axad ah ku dhawaaqay in uu u… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo rukhseeyay sarkaal sare oo ka tirsanaa Booliiska

Posted on October 27, 2018October 27, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa shaqada ka ceyriyay sarkaal sare oo ka tirsanaa Booliiska Puntland,kaasoo kamid ahaa… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo rukhseeyay saraakiil ciidan

Posted on October 27, 2018October 27, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland ,Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shaqada ka rukhseeyay 7 sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta Puntland,kuwaasoo maalmo… Sii akhri

Muxuu u furmi waayay kal-fadhiga Baarlamanka Puntland?

Posted on October 27, 2018October 27, 2018 by News Office

Kal-fadhigii u dambeeyay ee Baarlamanka Puntland ayaa kooram la’aan u furmi waayay,,sida uu xaqiijiyay guddoonka golaha wakiilada. In ta badan… Sii akhri

Mas’uuliyiinta Hay’ada Socdaalka G afrika oo Nairobi ku shirsan

Posted on October 26, 2018October 26, 2018 by News Office

Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgaley shirka Hay’adaha Socdaalka ee… Sii akhri

Puntland oo soo bandhigtay xisaab-celinta lacagihii ka soo gaaray Federaalka

Posted on October 25, 2018October 25, 2018 by News Office

Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka maaliyadda dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa lagaga jawaabay qoraalkii shalay ka soo baxay… Sii akhri

Puntland oo ruqsaddii kala noqotay SBSTV

Posted on October 25, 2018October 26, 2018 by News Office

Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba ruqsaddii kala noqotay telefishin lagu magacaabo SBS TV,sida ku xusan digreeto ka soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close