Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Musharrax Jebiye oo si weyn magaalada Garoowe loogu soo dhoweeyey

NOVEMBER 1, 2018 (GAROOWE): Magaalo madaxda Puntland ee Garoowe, waxaa maanta soo gaaray si diirranna loogu soo dhoweeyey Injineer Maxamuud Khaliif… Sii akhri

Posted on November 1, 2018November 1, 2018 by News Office

Madaxweyne Farmaajo ka qayb galay dhammaystirka Heshiiska Nabadda K Suudaan

Posted on November 1, 2018November 1, 2018 by News Office

Madaxweynaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ayaa ka qayb… Sii akhri

Socdaalkii wefdiga Beesha Caalamka ee Puntland oo dib u dhacay

Posted on November 1, 2018 by News Office

Wefdigii Beesha Caalamka ee Khamiista maanta ah imaan lahaa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa dib u dhacay ilaa Sabtida,sida… Sii akhri

Muxuu Haysom kala hadli doona Gaas?

Posted on October 31, 2018 by News Office

Wefdi ay hoggaaminayam wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom oo uu wehliyay Danjiraha Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya,Francisco… Sii akhri

Puntland: Kooxda Fannaaniinta Waaberi oo guddoomiye cusub loo magacaabay

Posted on October 31, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay kooxda Fannaaniinta Waaberi Puntland. Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha… Sii akhri

Shirweyne ku saabsan Dib u-heshiisiinta oo Garoowe ku soo xidhmay

Posted on October 31, 2018October 31, 2018 by News Office

Magaaladda Garoowe waxaa lagu soo gabagabaeeyay Shir looga hadlayay diyaarinta hanaanka dib-u-heshiisiinta Qaran, kaasi oo socday muddo labo maalmood ah.… Sii akhri

Jubaland oo ka digtay fara-gelin lagu sameeyo doorashadeeda

Posted on October 31, 2018October 31, 2018 by News Office

Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur oo kulan la qaatay saraakiisha ciidamada maamulkiisa ayaa sheegay in ay mudnaanta kowaad siinayan… Sii akhri

Saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo la sheegay in duqeyn lagu dilay

Posted on October 30, 2018October 30, 2018 by News Office

Saraakiil ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn xalay ka dhacday degaanka Ceel-dheer oo qiyaastii 60 Km galbeedk kaga beegan… Sii akhri

Garoowe:Ciidanka amniga oo qabtay askar dil geysatay

Posted on October 30, 2018October 30, 2018 by News Office

Wiil arday ah oo magaciisa lagu sheegay Yaxye Cabdirisaaq Xaaji ayaa xalay lagu dilay magaalada Garoowe Dilka ardayga ayaa sida… Sii akhri

Sheikh Shaakir oo soo dhoweeyay gogosha uu fidiyay Farmaajo

Posted on October 30, 2018October 30, 2018 by News Office

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa soo dhoweeyay gogosha uu madaxweyne Farmaajo mar kale u fidiyay golaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close