Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Axmed Madoobe oo gudoomiyay shirka golaha Amniga heer Dowlad Goboleed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Isniinta maanta ah shir gudoomiyay shirka Golaha Amniga ee heer Dowlad… Sii akhri

Posted on November 5, 2018 by News Office

Mr Haysom oo Gaalkacyo kula shirsan Xaaf iyo Shaakir

Posted on November 5, 2018November 5, 2018 by News Office

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr Nicholas Haysom iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray… Sii akhri

Wakiilka QM oo la kulmaya garabka Xaaf iyo Shaakir

Posted on November 5, 2018November 5, 2018 by News Office

Wefdi ka socda QM oo uu hoggaaminayo wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr Nicholas Haysom ayaa… Sii akhri

Xiisad dagaal oo ka aloosan Dararweyne

Posted on November 5, 2018 by News Office

Xiisad dagaal oo u dhexaysa laba beelood ayaa saaka laga soo sheegaya degaanka Dararweyne oo hoostaga degmada Ceel-afweyn ee gobolka… Sii akhri

Dagaal xalay ka dhacay Tukaraq

Posted on November 5, 2018November 5, 2018 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay halkaasi dagaal mudda socday ku dhexmaray ciidamada Somaliland… Sii akhri

Warbixin:- Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Gaas iyo Mr Nicholas Haysom?

Posted on November 3, 2018 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Wakiilka Cusub… Sii akhri

Hawlgallo ka socda nawaaxiga degmada Jamaame ee Jubada hoose

Posted on November 3, 2018November 3, 2018 by News Office

Ciidamada Daraashiinta dowlad goboleedka Jubaland oo kaashanaya cutubyo ka tirsan Xoogga dalka ayaa maalmahan hawlgallo ka wada  degaanno hoosyimaada degmada… Sii akhri

Koonfur Galbeed: Shuruudaha musharraxiinta xilka madaxweynha oo la shaaciyay

Posted on November 2, 2018November 2, 2018 by News Office

Guddiga doorashada madaxtinimada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo saaray shuruudaha looga baahanyahay musharrixiinta u tartamaya xalka madaxweynaha.… Sii akhri

Dhacdadii uu ku dhintay suldaan Xassan Cali Jibriil oo xal rasmi ah laga gaaray

Posted on November 2, 2018November 2, 2018 by News Office

Guddigii isimada Puntland ee loo xil saaray xallinta dhacdadii uu ku dhintay suldaan Xassan Cali Jibriil ayaa maanta shaaciyay in… Sii akhri

Golaha wasiirada Puntland oo taageeray shirkii GIDG

Posted on November 1, 2018 by News Office

Golaha xukuumadda Puntland ayaa maanta si buuxda u taageeray qodobadii ka soo baxay shirkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ee todobaadkii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close