Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xubin ka tirsanaa guddiga doodashooyinka Puntland oo is-casilay

Siciid Maxamuud Xirsi(Diraac) oo kamid ahaa xubnaha muhiimka ah ee guddiga doorashooyinka ku-meel gaarka ah ee dowladda Puntland ayaa Khamiista… Sii akhri

Posted on November 15, 2018November 15, 2018 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhoweeyay xayiraadda hubka ee laga qaaday Ereteeriya

Posted on November 15, 2018November 15, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya,Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay go’aanka Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ee cunaqabateyntii saarneyd looga qaaday Eriteriya.… Sii akhri

Golaha shacabka oo ansixiyay ku noqoshada miisaaniyadda 2018

Posted on November 14, 2018November 14, 2018 by News Office

Mudanayaasha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay ku noqoshada miisaaniyadda dowladda sannadkan 2018.… Sii akhri

Laba askari oo ka tirsan ciidanka badda Puntland oo toogasho lagu dilay

Posted on November 14, 2018November 14, 2018 by News Office

Askari ka tirsan ciidamada badda ee (PMPF) ayaa toogasho ku dilay laba askari oo kale,kuwaasoo kala tirsanaa ciidamada, sida ay… Sii akhri

Golaha shacabka oo mar kale u codaynaya miisaaniyadii 2018

Posted on November 14, 2018 by News Office

Mudanayaasha Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa Arbacada maanta kulan ka yeelanaya u codeynta ku noqoshada miisaaniyadda dowladda ee sannadka… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo isku’shaandheyn ku sameeyay xukuumaddiisa

Posted on November 13, 2018November 13, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland,Axmed Maxamed Islaan(Axmed Madoobe) ayaa isku-shaandheyn kooban ku sameeyay golihiisa wasiirada,sida ku cad digreeto ka… Sii akhri

Ciidamo ku baxay malayshiyaad ku dagaallamay Galgaduud

Posted on November 13, 2018 by News Office

Taliska qeybta 21 aad militariga Soomaaliya ee ka hawlgala dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta ku baxay  degaanka Hardis oo qiyaastii… Sii akhri

Dagaal ka dhex qarxay Al-shabaab iyo sarkaal sare oo ku dhintay

Posted on November 13, 2018November 13, 2018 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhex maray malayshiyaad ka… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo ku baaqay in haweenku qoondo fiican ka helaan Baarlaamnka

Posted on November 12, 2018November 12, 2018 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) oo talaadada maanta ah ka qayb galay kulan lagu taageerayey haweenka ayaa ku… Sii akhri

Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo dab qabsaday

Posted on November 12, 2018November 12, 2018 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegayaa in uu saaka hakad ku yimid shaqadii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde,kadib markii uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close