Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Deni oo mas’uuliyiinta Shiinaha ku casumay shir ka dhacaya Garoowe

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed oo shir jaraa’id qabtay ka hor inta uusan maanta ka dhoofin garoonka diyaaradaha magaalada… Sii akhri

Posted on May 26, 2019May 26, 2019 by News Office

Mudahaarad looga horjeedo Somaliland oo ka dhacay degmada Ceelbuh ee gobolka Sanaag

Posted on May 26, 2019May 26, 2019 by News Office

Shacabka ku nool degmada Ceelbuh ee gobolka Sanaag ayaa maanta mudaharaad ku muujiyay sida ay uga horjeedan joogitaanka ciidamada Somaliland… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo u dhoofay dalka Shiinaha

Posted on May 26, 2019May 26, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa hadda ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee Gen… Sii akhri

Xuutiyiinta oo sheegay in ay diyaarado aan duuliye lahayn ku duqeeyeen dalka Sacuudiga

Posted on May 26, 2019May 26, 2019 by News Office

Malayshiyaadka Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa Axadda maanta shaaciyay in diyaarado aan duuliye lahayn ku weerareen garoonka diyaaradaha magaalada Jazan… Sii akhri

Deni oo taliye cusub u magacaabay Booliiska gobolka Mudug

Posted on May 25, 2019May 26, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa taliye cusub u magacaabay Booliiska gobolka Mudug. Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha… Sii akhri

Dikteeto: Madaxweynaha Puntland oo maamul cusub u magacaabay gobolka Mudug

Posted on May 25, 2019May 25, 2019 by News Office

Gaalkacyo, May 25, 2019: Madaxweynaha Dowadda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 27 May 25, 2019, ku… Sii akhri

Maraykanka oo duqeyn ku dilay xubno ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ee ku sugan gobolka Bari

Posted on May 25, 2019May 25, 2019 by News Office

Militariga Maraykanka ayaa sheegay in ay saddex xubnood oo ka tirsan Al-shabaab ku dileen duqeyn ay shalay ka fuliyeen buuraleyda… Sii akhri

Xukuumadda Federalka Soomaaliya oo soo saartay habraaca doorashooyinka Galmudug iyo Jubaland

Posted on May 25, 2019May 25, 2019 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraaca doorashooyinka dowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubaland. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha… Sii akhri

Garsoorayaashii maxkamadaha gobolka Mudug oo la kala diray

Posted on May 25, 2019May 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Deni ayaa kala diray garsoorayaashii maxkamadda darajada Koowaad iyo maxkamadda rafcaanka gobolka Mudug iyo sidoo kale… Sii akhri

Deni oo magacaabay guddiga dib u-habaynta hay’daha dowladda ee gobolka Mudug

Posted on May 25, 2019May 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta magacaabay guddi qaabilsan dib u-habaynta hay’daha dowladda Puntland ee gobolka Mudug. Dikreeto ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close