Madaxweynaha Puntland oo la kulmay weriyaasha gobolka Mudug
Madxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay weriyayaasha gobolka Mudug, gaar ahaan wariyayaasha ka hawlgala Magaalada… Sii akhri
Madxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay weriyayaasha gobolka Mudug, gaar ahaan wariyayaasha ka hawlgala Magaalada… Sii akhri
Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa kaalinta kowaad ka gashay tartanka Qur’aanka Kariimka oo sannad kasta bisha barakaysan ee… Sii akhri
Xubno ka tirsan xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xaqiijiyay in madaxweynuhu isbeddel ballaaran ku samayn doono maamulka… Sii akhri
Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in dowlad goboleedka… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha dalka UK Theresa May ayaa jimcaha maanta shaacisay in ay si rasmi ah xilka isaga casilayso 7-da bisha… Sii akhri
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland Dr Jaamac Faarax Xassan ayaa xilka ka qaaday agaasimihii isbtitaalka guud ee magaalada Garoowe Maxamed… Sii akhri
Ra’iisul wasaare ku xigeenka, ahna wasiirka arrimaha debadda dalka Serbia, Ivica Dacic ayaa Arbacadii safar aan la shaacin ku tegay… Sii akhri
Afartii carruur ah ee Puntland ku noolba mid keliya ayaa cunto ku filan hela sida ay muujisay qiimayn cusub ay… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa cambaareysay weerar fashilmay oo ciidamada Somaliland ay ku soo qaadeen wasiirka Waxbarashada Puntland xilli uu ku sugnaa… Sii akhri
Kadib markii uu fashilmay Imtixaankii Shahaadiga aha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa mar kale halis amni soo foodsaartay ardayda Soomaaliyeed… Sii akhri