Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Deni oo booqday Qabriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqasho duco ah ku tegey Qabriga Alle Ha’unaxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya,… Sii akhri

Posted on May 23, 2019May 23, 2019 by News Office

Xubno ka tirsan Daacish oo lagu dilay duqeyn Maraykanku ka fuliyay gobolka Bari ee Puntland

Posted on May 23, 2019May 23, 2019 by News Office

Militariga Maraykanka ayaa sheegay in ay shalay duqeyn ku dileen xubno ka tirsan malayshiyaadka Daacish ee ku sugan buuraleyda gobolka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Xarigga ka Jaray Wadada weyn ee Gaalkacyo, Kormeerayna Xarumo Dowladeed

Posted on May 23, 2019May 23, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Xarigga ka jaray wadada halbawlaha ah ee magaalada Gaalkacayo oo si… Sii akhri

Nin isku qarxin lahaa madaxda Ahlusunna oo la qabtay

Posted on May 23, 2019May 23, 2019 by News Office

Ciidanka Ahlusunna Wal-jamaaca ayaa sida la sheegay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ku qabtay nin doonayey in uu isku qarxiyo… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay gantaalo lagu riday magaalada Makka

Posted on May 23, 2019May 23, 2019 by News Office

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si kulul u dhaleeceyneysaa gantaal loo genay dhanka Magaalada Makka Al Mukarama, waxa ayna… Sii akhri

Weerar ka dhacay Ceel Afweyn iyo malayshiyaad isku horfadhiya

Posted on May 23, 2019May 23, 2019 by News Office

Wararka laga helayo gobolka Sanaag ayaa sheegaya in malayshiya-beeleed hubaysan ay saaka isku horfadhiyaan degmada Ceel Afweyn ee gobolkaasi Sanaag.… Sii akhri

Maxaa keenay in ciidankii baraha bulshada ee N&N uu dib u soo weeraro Villa Somalia?

Posted on May 23, 2019May 23, 2019 by News Office

Wixii ka dambeeyay 08 Feb 2017 oo shacab badani ay aad u taageereen Dowladda Soomaaliya, waxaa taageeradaas barbar socotay qorshe… Sii akhri

Puntland iyo Galmudug oo ka soo horjeestay sharciga batroolka ee Golaha shacabku ansixiyay

Posted on May 22, 2019May 22, 2019 by News Office

Puntland iyo Galmudug ayaa ka soo horjeestay sharciga batroolka ee uu ansixiyay aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya. Sidoo kale waxay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Gaalkacayo Ku Qaabilay Madaxweynaha Galmudug

Posted on May 22, 2019May 22, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacayo ku qaabilay wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha… Sii akhri

Puntland iyo Somaliland oo xalay isku guuray

Posted on May 22, 2019May 22, 2019 by News Office

Xiisad dagaal oo u dhexaysa Puntland iyo Somaliland ayaa mar kale ka aloosantay gobolka Sanaag kadib markii shalay ciidamada Somaliland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close