Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Taliyihii ciidanka Somaliland ee aaga Badhan iyo ciidankiisi oo ku biiray dhanka Puntland

Dowladda Puntland ayaa jimcaha saaka ah ku dhawaaqday in taliyihii ciidanka Somaliland ee aagga degmada Badhan G/dhexe Guray Cismaan Saalax… Sii akhri

Posted on August 23, 2019August 24, 2019 by News Office

Jubaland oo xirtay dhammaan xuduudaha laga soo galo Kismaayo

Posted on August 20, 2019August 20, 2019 by News Office

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa laga bilaabo caawa xiray xuduudaha magaalada Kismaayo laga soo galo, sida garoonka diyaaradaha, Dekeda iyo Kantaroolada… Sii akhri

Puntland oo gaari Teknika ka qabsatay Somaliland

Posted on August 20, 2019August 20, 2019 by News Office

Warar dheeraad ah oo hadda soo baxay aya xaqiijiyay in ciidamada Puntland ay Somaliland ka qabsadeen gaari nooca Teknikada ah… Sii akhri

Faahfaahin: Khasaaraha ka dhashay dagaal Puntland iyo Somaliland ku dhexmaray Hadaaftimo

Posted on August 20, 2019August 20, 2019 by News Office

Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan dhinacyadii dagaallamay ayaa ku dhintay saddex kalena waa ku dhaawacmeen dagaal culus oo… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ku dhawaaqay in aan wax gorgortan ah laga geli doonin Xuduudaha Puntland

Posted on August 20, 2019August 20, 2019 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa ku dhawaaqay in aan wax gorgortan ah Somaliland lagala… Sii akhri

Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Somaliland oo ka socda gobolka Sanaag

Posted on August 20, 2019August 20, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu hadda ka socdo dagaal culus oo u… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dallacsiiyay sarkaal ka tirsan Booliska

Posted on August 19, 2019August 19, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiiyey Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Booliska Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne… Sii akhri

Kiiskii Caa’isha Ilyaas oo mar kale dib loo dhigay

Posted on August 19, 2019August 19, 2019 by News Office

Maxkamadda Sare ee dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday in markale ay dib u dhigtay xukunka ragga loo haysto in ay… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaaddacay guddiga doorashooyinka Puntland

Posted on August 18, 2019August 18, 2019 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa gebi ahaanba qaaddacay guddiga doorashooyinka ku meel gaarka ah… Sii akhri

Federaalka oo sheegay in uu san aqoonsan doonin doorashada Jubbaland

Posted on August 17, 2019August 17, 2019 by News Office

Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u-heshiisiinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan aqoonsan doonin natiija kasta oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close