Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dikreeto: Madaxweyne Deni oo Magacaabay Guddiga Ku-meelgaarka Ah ee Doorashooyinka Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 58, Ogoosto, 17, 2019 ku magacaabay Guddiga ku-meelgaar ka… Sii akhri

Posted on August 17, 2019August 17, 2019 by News Office

Xeer ilaalinta Puntland oo ku dhawaaqday in qof kale loo soo qaban doono Kiiskii Caa’isha Ilyaas

Posted on August 17, 2019August 17, 2019 by News Office

Ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland Maxamed xareed Faarax ayaa maanta oo Sabtiya ku dhawaaqay in ay hay’adaha… Sii akhri

Safiirka Soomaaliya ee Yemen oo Puntland ku soo wareejiyay nin ku eedaysan dilkii ganacsade Dirir Gufure

Posted on August 17, 2019August 17, 2019 by News Office

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya waddanka Yemen Cabdullaahi Xaashi Shuuriye, ayaa xalay saqdii dhexe dekedda magaalada Boosaaso ka soo dejiyay… Sii akhri

Booliiska Somaliland oo qabtay nin 50-sano jir ah oo 50-sano jir kale xalay ku dilay Hargeysa

Posted on August 17, 2019August 17, 2019 by News Office

Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa saaka faahfaahin ka bixiyay dil xalay ka dhacay Xaafadda Qoob-dameeraad ee magaalada Hargeysa iyo nin loo… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar culus ka geystay degaanka Daynuunaay

Posted on August 17, 2019August 17, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ee ku yaalla Koonfurta Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka uu dagaal culus ka… Sii akhri

Maxkamadda ugu sarraysa Puntland oo saaka dhegaysanaysa Kiiskii Caa’isha Ilyaas

Posted on August 17, 2019August 17, 2019 by News Office

Maxkamadda Sare ee dowladda Puntland ayaa Saaka oo Sabtiya dhegaysan doonta gar-maqalka saddex xukmane oo ku eedaysan kiiskii kufsiga iyo… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Jubaland oo kordhiyay wakhtiga is diiwaan-gelinta musharrixiinta

Posted on August 17, 2019August 17, 2019 by News Office

Guddiga Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mudda saddex maalmood ah ku kordhiyay wakhtiga is diiwaan… Sii akhri

Safiirka Soomaaliya u magacawday India oo gaartay New Delhi

Posted on August 16, 2019August 16, 2019 by News Office

Safiirka cusub ee dowladda soomaaliya u magacawday dalka Hindia Ambassador Faaduma Cabdullaahi Insaaniya, ayaa gaartay magaalada New Delhi ee caasimada… Sii akhri

Booliiska Muqdisho oo toogtay dabley dilirabay masuul dowladeed

Posted on August 16, 2019August 16, 2019 by News Office

Taliye xigeenka Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Sakiya Xuseen ayaa sheegtay in ciidanka Booliiska degmada Hawlwadaag ee gobolka Banaadir ay… Sii akhri

Malayshiyaad badan oo Al-shabaab looga laayay Shabeellaha Hoose

Posted on August 16, 2019August 16, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay duqaymo iyo weeraro toos ah oo halkaasi ka dhacay lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close