Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Puntland oo qabatay nin ku eedeysan afduubkii markabka MV Abdullah

Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay in ay aroornimadii hore ee maanta (June 14, 2024) qabteen nin ku eedeysan inuu ka… Sii akhri

Posted on June 14, 2024June 14, 2024 by Desk

Xasan Sheekh iyo Jonas Gahr Støre oo ka wadahadlay damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya

Posted on June 11, 2024June 11, 2024 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Norway, Jonas Gahr Støre. Qoraal… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay mideynayso tababarrada ciidan ee dowladaha shisheeye bixiyaan

Posted on June 11, 2024June 11, 2024 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladdu ay mideynayso dhammaan tababarrada kala duwan ee dowladaha… Sii akhri

Puntland: Wasiirka warfaafinta oo ka horyimid go’aankii wasiirka deegaanka

Posted on June 11, 2024June 11, 2024 by Desk

Wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa ka hortimid go’aankii ay shalay soo saartay wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada, kaas oo lagu amartay… Sii akhri

Real Madriid oo qaaday horyaalka Yurub ee 2024

Posted on June 2, 2024June 3, 2024 by Desk

Kooxda Real Madriid ayaa markii shan iyo tobnaad ku guuleysatay koobka kooxaha Yurub ee UEFA Champions Leugue, kaddib markii ay… Sii akhri

Dowladda federaalka oo markale sheegatay howlgal ka dhacay Puntland

Posted on June 1, 2024June 1, 2024 by Desk

Labo duqeymood oo dhanka cirka ah ayaa aroortii hore ee subaxnimadii jamcaha lala beegsaday fariisimo ay Daacish ku lahaayeen deegaannada… Sii akhri

Maxay tahay u jeedka uu Ra’iisul Wasaare Xamsa u booqday Balcad?

Posted on May 30, 2024May 30, 2024 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda dederaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku tagey Balcad kormeer lagu dardargelinayo billawga wajiga saddexaad ee… Sii akhri

Mareykanka oo iska fogeeyay howlgal ka dhacay buuraha Calmadow ee Puntland

Posted on May 29, 2024May 29, 2024 by Desk

Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegay in uusan ku lug la hayn howlgal dowladda Soomaaliya… Sii akhri

Howlgal ajnabi ka qaybqaatay oo ka dhacay buuraha Calmadow ee Puntland

Posted on May 26, 2024May 26, 2024 by Desk

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ay iska kaashadeen ciidanka qaranka iyo saaxiibada caalamka lagu bar-tilmaameedsaday xero ay Al-shabaab… Sii akhri

Maxay tahay digniinta cusub Mareykanka ee Muqdisho?

Posted on May 26, 2024May 26, 2024 by Desk

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay heshay xog cusub oo ku saabsan halis ku aaddan magaalada Muqdisho oo dhici kara… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close