Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Xagee marayaa dhismaha wadada Ceeldaahir–Ceerigaabo 10 sano kadib?

Puntland oo ka warbixisay dhismaha wadada Ceeldaahir–Ceerigaabo ayaa sheegtay in la dhisay ku dhawaad 70-km oo ka mid ah wadadaas.… Sii akhri

Posted on December 12, 2025December 12, 2025 by Desk

Sincad oo ka soo muuqday ururada siyaasadda ee ku loolamaya doorashada Muqdisho

Posted on December 12, 2025December 13, 2025 by Desk

Guddigga doorashooyinka Soomaaliya ayaa shaaciyay ururada siyaasadda ee soo gudbiyay liiska rasmiga ah ee musharaxiinta golaha deegaanka gobolka Banaadir. Guddiga wuxuu soo… Sii akhri

Dalxiisayaal ajaaniib ah oo loo diiday in ay ka dhoofaan Garowe

Posted on December 11, 2025December 11, 2025 by Desk

Laamaha amniga Puntland ayaa maanta koox ajaaniib dalxiisayaal ah u diiday in ay ka dhoofaan garoonka diyaaradaha Garowe, kuwaas oo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay safiirka Boqortooyada Sacuudiga

Posted on December 11, 2025December 11, 2025 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Danjire Axmed Bin Muxamad Saalax… Sii akhri

Muqdisho: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xero ciidan

Posted on December 11, 2025December 11, 2025 by Desk

Qarax ismiidaamin ah ayaa xalay ka dhacay xerada militariga Gen. Dhega-badan oo hore loo oran jiray xerada Nac-nac ee magaalada… Sii akhri

Beesha Warsangeli oo magdhow ka dalbaday Maraykanka

Posted on December 11, 2025December 11, 2025 by Desk

Waxgaradka beesha Warsangeli oo kulan ku yeeshay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa magdhow ka dalbaday ciddii dishay caaqil Cumar Cabdullaahi Cabdi.… Sii akhri

Somalia: A Nation Judged by Its Failures Rather Than Its People

Posted on December 11, 2025December 11, 2025

Somalia stands at a critical turning point in its modern history. The country returned to global attention after United States… Sii akhri

Somaliland: Cirro oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay

Posted on December 10, 2025December 10, 2025 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa xilalkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Awdal Maxamed Xasan Xoday, guddoomiyihii gobolka Sanaag Axmed Cabdi Muuse… Sii akhri

Puntland: Wasiir dhaliilay garsoorka

Posted on December 10, 2025December 10, 2025 by Desk

Wasiirka Maaliyadda Puntland Maxamed Faarax Maxamuud ayaa dhaliil xoogan u jeediyay hay’adaha garsoorka Puntland oo uu ku tilmaamay kuwa aan… Sii akhri

Trump oo mar kale weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar iyo Soomaaliya

Posted on December 10, 2025December 10, 2025 by Desk

Donald Trump, madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday xildhibaan Ilhaan Cumar iyo dowladnimada Soomaaliya. Trump… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close