Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XXXIX) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Guddoonkii Max’ed Cumar DHalxa uu guddoomiyay golihii shacabka iyo ka soo qayb galkii ay shirka soo fariisteen tirradii layska rabay… Sii akhri

Posted on July 15, 2016 by Desk

Xulka Kubada Cagta Puntland Oo Gaaray Magaalada Muqdisho

Posted on July 14, 2016July 14, 2016 by Desk

Garowe-(Puntlandpost)-Xulka kubada cagta puntland ayaa gaaray magalada muqdisho ee caasimada somaliya si ay uga qaybgalaan tartan kubada cagta ah oo… Sii akhri

Wasiirada Jubbaland Oo Ansixiyay In La Sharciyeeyo Dhulalka Sharci Darada Lagu Degan Yahay

Posted on July 14, 2016July 14, 2016 by Desk

Garowe-(Puntlandpost)-Kulan ay maanta isugu yimaadeen golaha wasiirada Jubaland oo uu shir gudoominayay madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ( Madoobe… Sii akhri

Hoggaamiye Ka Tirsan ISIS oo Geeriyooday

Posted on July 14, 2016July 15, 2016 by Desk

London-(Puntlandpost)- Ururka ISIS ee isku magacaaba dowladda islaam ayaa markii ugu horreeyay xaqiijiyay geeridda mid ka mid ah taliyayaashooda ugu… Sii akhri

RW Cusub ee UK Theresa May oo ku Dhawaaqday Wasiirro Cusub

Posted on July 14, 2016July 15, 2016 by Desk

London (Puntlandpost) — Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Britain Theresa May oo shalay oo Arbaco ah la wareegtay xafiiska, ayaa… Sii akhri

Madaxweynihii Hore Ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo Siwayn loogu Soo Dhweeyay Magaalaada Bosaaso

Posted on July 14, 2016July 14, 2016 by Desk

Bosaaso(Puntland Post)-Waxaa maanta Magaaladda Boosaaso ee Xarunta G/Bari Puntland lagu soo dhaweyeey Madaxweyihii Hore ee Puntland Cabdiraxmaan Shiikh maxamed Maxamuud… Sii akhri

Muqdisho oo lagu qabtay gaari qarax sida oo lagu weerari lahaa mid ka mida Hotelada Muqdisho

Posted on July 14, 2016July 14, 2016 by Desk

Ciidanka nabad sugida Dowlada Federaal Soomaaliyeed ee (NISA ) qeebtooda Gobalka Banaadir ayaa maanta gacanta ku dhigay gaari laga soo… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XXXVIII) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on July 14, 2016July 14, 2016 by Desk

 Gacan-qaadkii ka dhacay barlamanka ka dib Muuse waxaa lagu xiray sal-dhigga Bartamaha ee boliiska magaallada Nairobi, waxaa kale oo la… Sii akhri

Waan Cabsanayay Markii Iigu Horreysay Oo Aan Messi Arko

Posted on July 13, 2016July 13, 2016 by Desk

Neymar ayaa qiray inuu cabsi dareemyay markii ugu horrreysay uu arko Lionel Messi iyo saaxiibada kale ee Barcelona imaanshihiisii koowaad… Sii akhri

R/ wasaaraha Britain oo xilka wareejinaya

Posted on July 13, 2016 by Desk

London-(Puntland Post) Ra’iisal wasaaraha Britain David Cameron  ayaa bilaabaya maalintiisii ugu danbaysay ee shaqada kadib markii lix sano uu xilkaasi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close