Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Shirkadda Amal oo Garowe ku soo bandhigtay shirkadda Isgaarsiinta AMTEL

Shirkad Amal Group ayaa xalay magaalada Garoowe ku qabatay xaflad ay ku soo bandhigtay shirkad cusub oo isgaarsiineed loona bixiyay Amtel,… Sii akhri

Posted on October 17, 2016October 17, 2016 by Desk

Galmudug oo ka jawaabtay Dalabkii Qaramada Midoobay

Posted on October 17, 2016October 17, 2016 by Desk

Maamulka Galmudug ayaa jawaab kulul ka bixiyay war qoraala oo kasoo baxay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan… Sii akhri

Haweeneydii 2-aad oo u soo baxday kuraasta Aqalka sare Soomaaliya

Posted on October 16, 2016October 16, 2016 by Desk

Jawaahir Axmed Cilmi ayaa ku guuleysatay kursiga 6-aad ee xubnaha Aqalka sare ee Soomaaliya u matalaya maamulka Galmudug . Jawaahir… Sii akhri

Galmudug oo Maanta soo dhameystiraysa Xubnaha Aqalka sare

Posted on October 16, 2016October 16, 2016 by Desk

Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug ayaa lagu wadaa maanta inay ka dhacdo dhamays tirka Doorashada xubnaha ka… Sii akhri

Cabdi Qeybdiid oo ku guuleystay kursiga Aqalka sare ee baarlaamanka Soomaaliya

Posted on October 15, 2016October 15, 2016 by Desk

Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Cadaado oo xarun KMG u… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Dhoofay iyo Ra’iisul wasaare Cumar oo Garowe soo Gaaray

Posted on October 15, 2016 by Desk

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas” iyo Wafdi uu hogaaminayo, ayaa safar shaqo maanta u dhoofay Magaalada Dubai ee… Sii akhri

Rag doonayay inay qaadaan Weerar ka dhan ah Soomaalida Mareykanka oo la Qabtay

Posted on October 15, 2016October 15, 2016 by Desk

Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in ya xireen saddex nin oo Mareykan caddaan ah oo qorsheynayey in ay weeraraan masaajid iyo… Sii akhri

UK oo cadeyn u weysay lacag sharci daro ah oo lagu eedeeyay shirkadda Soma Oil inay siisay howlwadeeno Soomaaliyeed

Posted on October 15, 2016October 15, 2016 by Desk

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay xukunka ay gaartay Maxkamadda Sare ee Boqortooyada Ingriiska ee ku… Sii akhri

UK High Court of Justice found no evidence of illegal payments to Somali officials

Posted on October 15, 2016 by Desk

The Ministry of Petroleum and Mineral Resources welcomes the judgement of the UK High Court of Justice regarding the UK… Sii akhri

Hooyo Caruurteeda ka masruufata Baco biyo lagu shubay

Posted on October 13, 2016 by Desk

Barkhdaad Cabdi, (ma aha magaceeda runta ah) waa hooyo Soomaaliyeed waxay jiirgaankeeda buluuga ah ku buuxisaa biyo laga keenay bar-biyood… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close