Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Ilhan Cumar oo ku guuleysatay Aqalka wakiilada Minnesota

Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali Mareykan ah ayaa ku guuleysatay Aqalka wakiilada Minnesota ee dalka Maraykanka. Ilhaan Cumar ayaa… Sii akhri

Posted on November 9, 2016November 9, 2016 by Desk

Khasaare baxaad weyn oo ka dhashay Dagaalkii Maanta Gaalkacyo

Posted on November 6, 2016November 6, 2016 by Desk

Gaalkacyo (Puntland Post):- Dagaalo aad u qaraar oo subaxnimadii horre ee maanta ka qarxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug… Sii akhri

Dagaal Saaka ka socda magaalada Gaalkacyo

Posted on November 6, 2016 by Desk

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in goor dhawayd uu ka bilowday dagaal u dhaxeeya… Sii akhri

Cali Yusuf Cali Xoosh oo Noqday Xildhibaankii ugu Horeeyey Aqalka Hoose ee Soomaaliya

Posted on November 5, 2016November 5, 2016 by Desk

Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa noqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee loo doorto Aqalka hoose ee Barlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib… Sii akhri

Real Madrid oo Layaab kala Kulantay Legia Warszawa iyo Natiijooyinkii kulamadii Xalay ee Chempions League-ga

Posted on November 3, 2016November 3, 2016 by Desk

Kooxda Real Madrid ayaa la yaab kala kulantay kooxda Legia Warszawa kulan ka dhacay Stadium Polish Army oo ka tirsanaa… Sii akhri

Gudiga dib u dhiska isbitalka guud ee magaalada Gaalkacyo oo soo bandhigay halka ay wax u marayaan

Posted on November 3, 2016November 3, 2016 by Desk

Gudiga dib u dhiska isbitalka guud ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay halka ay marayso hawlaha isbitaalka iyo lacagihii ay… Sii akhri

Ciidamada Ciraaq oo gudaha u galay Magaalada Moosil

Posted on November 2, 2016November 2, 2016 by Desk

Ciidamada dowladda Ciraaq oo ay xoojinayaan xoogaga Isbaheysiga oo dagaal xoog badan kula jiray kooxda Daashish ayay u suurta gashay… Sii akhri

Man City oo Guushii ugu Horaysay ka Gaartay Barcelona Koobka Champions League-ga

Posted on November 2, 2016November 2, 2016 by Desk

Kooxda Manchester City ayaa guusheedii ugu horreysay abid ka gaartay kooxda reer Spain ee Barcelona oo marti ugu ahayd Stadium… Sii akhri

Maraakiib Dagaal oo gaartay Xeebta Qandala iyo Puntland oo Qorsheynaysa in ay dib ula wareegto

Posted on November 1, 2016November 1, 2016 by Desk

Wararka naga soo gaaraya Degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa  sheegaya in Maraakiib dagaal ay ku dhawaadeen xeebta Magaaladaasi oo… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka oo Walaac ka muujiyay Cabashooyinka Faragalin ee ka soo yeeraya Oday-Dhaqameedyada

Posted on November 1, 2016November 1, 2016 by Desk

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) oo gudanaya waajibka loo igmaday ee kormeerka hannaanka doorashooyinka iyo xaqiijinta in doorashooyinka si… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close