Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Masar oo gargaar milatari ugu Deeqday Soomaaliya

Muqdisho-(Puntland Post) Dowladda Masar ayaa ugu deeqday Dowladda Federaalka  Soomaaliya gargaar isugu jira Gaadiid iyo Saanad Ciidan oo loogu talagalay… Sii akhri

Posted on July 20, 2016July 20, 2016 by Desk

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XL IV) 44aad Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on July 20, 2016July 20, 2016 by Desk

Dowladdii waxay dib ugu laabatay Soomaaliya, labadii goleba, golihii shacabka iyo golihii fulinta waxay dib u degeen dalka, madax-weynihii, ra’iisal-wazaarihii… Sii akhri

PUNSAA oo soo saaray War Saxaafadeed ku wajahan Gudiyada Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed

Posted on July 19, 2016July 19, 2016 by Desk

Gudiga fulinta Bulshada Rayidka ah ee Puntland  (PUNSAA) oo kulankoodii saddex bilood laha ahaa soo gabagabeeyey maanta 19/07/2016 ayaa soo… Sii akhri

Taliyaha Cusub ee ciidamada Amisom oo Xilka la wareegay

Posted on July 19, 2016July 19, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntland Post) Taliyaha cusub ee howgalka midowga Afrika ee AMISOM Jeneral Cismaan Nuur Subagle, ayaa xilka si rasmi ah ugula… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XL III) 43aad Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on July 19, 2016 by Desk

Waxay ahayd talaabo aad u farxad gelisay dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba noqoshada dowladda ay dib ugu laabatay… Sii akhri

Musharax Siciid Cabdullaahi Dani oo Si Ballaaran Bosaso Lagu Soo Dhaweeyay

Posted on July 18, 2016July 19, 2016 by Desk

Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016 Dr. Siciid Cabdullaahi  Deni ayaa maalintii Isniinta 18 Bishan july 2016 ah ka soo degay… Sii akhri

Ciidammo Cusub oo ka Socda Dalka Uganda oo soo Gaaray Muqdisho.

Posted on July 18, 2016July 18, 2016 by Desk

Muqdisho-(Puntlandpost) — Ciidammo cusub oo ka socda Millateriga dlaka Uganda, ayaa lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho, iyagoo qayb ka noqon doona… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Kenyatta oo ka hadlay kiiska badda Somalia

Posted on July 18, 2016July 18, 2016 by Desk

Rwanda-(Puntlandpost) – Kulankaani oo u dhexeeyay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dalka Kenya Uhurro Kenyatta, ayaa waxa ay… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XL II) 42aad Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on July 18, 2016July 18, 2016 by Desk

Madax-weyne Cabdullaahi Yuusuf wuxuu wax kasta ka jeclaa in xarunta ay dowladdu degayso noqoto Xamar laakiin way iska cadayd inaysan… Sii akhri

Shir Madaxeedka 27-aad ee Midowga Afrika oo weli ka socda magaalada Kigali

Posted on July 18, 2016July 18, 2016 by Desk

Kigali-(Puntland Post) Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close