Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Banaanbax Ka Dhacay Magaalada St. Cloud ee dalka Mareykanka

Waxaa shalay magaalada Saint Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ka dhacay banaanbax ay bulshooyinka halaasi ku nool oo… Sii akhri

Posted on October 9, 2016October 9, 2016 by Desk

Jubbaland oo soo saartay Liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya

Posted on October 9, 2016October 9, 2016 by Desk

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray Liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, iyadoo uu… Sii akhri

Galmudug oo soo saartay Liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya

Posted on October 9, 2016October 9, 2016 by Desk

Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay magacyada Xubnaha ku matali doona Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee la soo dhisayo,… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo soo bandhigay Shuruudaha Musharaxiinta Barlamaanka Soomaaliya

Posted on October 8, 2016 by Desk

Guddiga doorashooyinka dadban ee Heer Puntland ayaa maanta warsaxaafadeed ay ku qabteen Magaalada Garowe waxaa ay kusoo bandhigeen shuruudaha looga… Sii akhri

Khasaaraha Dhimasho ee Duufaantii Haiti oo korortay

Posted on October 8, 2016October 8, 2016 by Desk

In ka badan 840 qof ayaa ku dhimatay duufaantii Mathews oo dhowr maalmood ka hor ku dhufatay gacanka Koofur Galbeed… Sii akhri

Dad lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Mandera dalka Kenya

Posted on October 6, 2016October 6, 2016 by Desk

inta la xaqiijiyay 6 Qof ayaa ku dhimatay tiro intaa ka badana way ku dhaawacmeen weerar koox dabley ah ay… Sii akhri

Itoobiya iyo Djibouti oo furay Tareen casri ah oo isku xiraya labada Dal

Posted on October 6, 2016 by Desk

Waxaa markii ugu horreeyay la furay Tareen koronto ku shaqeynaya oo isku xiraya dalalka Itoobiya iyo Djibouti, kaas oo fududeyn… Sii akhri

Musharaxiinta Kaine iyo Pence oo dood kulul dhexmartay

Posted on October 5, 2016October 5, 2016 by Desk

Labada musharax ee u taagan jagada madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo kala ahTim Kaine oo ka socda xisbiga dimoqraadiga iyo… Sii akhri

Ergada shirka Jowhar oo Ansixisay Magaca iyo calanka Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Posted on October 5, 2016October 5, 2016 by Desk

Kulan ay isu yimaadeen xalay Jowhar Eergada shirka mamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa Wasaarada Arimaha Gudaha… Sii akhri

Dibad-baxayaasha Itoobiya oo gubay warshad iyo xarun Boolis

Posted on October 4, 2016 by Desk

Maamulka gobolka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in dibad baxayaal ay weerareen Warshad shamiitada sameysa, halkaas oo ay dab… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close