Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiiro cusub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiiradda. Ra’iisul… Sii akhri

Posted on July 27, 2024July 27, 2024 by Desk

Sheekh Shariif oo dhaliil xoogan u jeediyay dowladda uu hoggaamiye Xasan Sheekh

Posted on July 27, 2024July 27, 2024 by Desk

Madaxweynihii hoe ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag ugu hadlay xaaladda dalka gaar ahaan arrimaha la xiriira… Sii akhri

Macallin lagu dilay deegaan ka tirsan degmada Jariiban ee gobalka Mudug

Posted on July 27, 2024July 27, 2024 by Desk

Cabdiraxmaan Muuse Ducaale oo macallin ka ahaa dugsiga hoose iyo dhexe ee tuulada Seemade ayaa shalay lagu dilay deegaankaas oo… Sii akhri

Liiska xildhibaanada golayaasha deegaanka degmooyinka Garowe, Dangorayo iyo Godobjiraan

Posted on July 26, 2024July 27, 2024 by Desk

Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa caawa shaaciyay liiska xildhibaanada ku soo baxay golayaasha deegaanka saddexda degmo ee Garowe, Dangorayo… Sii akhri

DOORASHADA PUNTLAND WAXAY LA MID TAHAY ‘DAMEERO DADKA GEEL LOOGA DHIGAYO’!

Posted on July 22, 2024July 22, 2024

Waxaa xaqiiqo ah in wixii khiyaamo, musuqmaasuq, been iyo wax is-daba-marin ku bilowda ay ku dhammaan doonaan fashil, burbur iyo… Sii akhri

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo nin lagu sheegay Shabaab ku toogtay Masagawaa

Posted on July 19, 2024July 19, 2024 by Desk

Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Masagawaa ee gobalka Galgaduud ayaa saaka toogtay nin lagu sheegay in uu… Sii akhri

Liiska musharaxiinta golayaasha deegaanka Garowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan

Posted on July 19, 2024July 19, 2024 by Desk

Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa shaaciyay liiska musharaxiinta doorashada golayaasha deegaanka saddexda degmo ee Garowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan, ee… Sii akhri

Golaha Amniga Qaranka oo soo saaray awaamiir ku saabsan xakamaynta hubka

Posted on July 18, 2024July 18, 2024 by Desk

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan aan caadi… Sii akhri

Spain oo noqotay horyaalka Yurub

Posted on July 15, 2024July 15, 2024 by Desk

Xulka kubadda cagta Spain ayaa markii afraad ku guuleystay koobka qaramada Yurub kaddib markii ay 2-1 uga adkaadeen xulka England.… Sii akhri

Kismaayo: Axmed Madoobe oo la kulmay Kornayl David Haskell

Posted on July 9, 2024July 9, 2024 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Kismaayo ku qaabilay taliyaha hawlgallada gaarka ah ee wadajirka ah ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close