Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Xasan Sheekh oo saddex sharci saxiixay

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka… Sii akhri

Posted on March 8, 2023March 8, 2023 by Desk

Dowladda Federaalka oo looga digay muddo kororsi

Posted on March 8, 2023March 8, 2023 by Desk

Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaareyaashii hore Xasan Cali Kheyre, Cumar Cabdrashiid Cali Sharmarke, Cabdiweli Cali Gaas, Guddoomiyihii… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Danjiraha Denmark

Posted on March 7, 2023March 7, 2023 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilsay Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya, Steen… Sii akhri

Dagaalka Laas-Caanood waa ilaalinta dhaxalkii halgamayaashii Soomaaliyeed!

Posted on March 6, 2023March 30, 2023

DHallin-yarada ha garato kaalinteeda hana gudato xilkeeda! DHallin-yarrada Laas-Caanood waxay dib u soo nooleeyeen kaalintii lagu yaqiinay lagana sugayay dhalin-yarada Soomaaliyeed!… Sii akhri

Muxuu yahay ujeedada safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Qatar?

Posted on March 4, 2023March 4, 2023 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shirka… Sii akhri

Puntland oo beenisay in ciidamadeedu ku jiraan dagaalka Laascaanood

Posted on March 3, 2023March 3, 2023 by Desk

Puntland ayaa markale caddeysay in aysan qayb ka ahayn, ciidamadeeduna ku jirin dagaalka ka socda Laascaanood iyo deegaanada ku xeeran.… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay amniga Muqdisho iyo falalkii ka dhacay maalmihii la soo dhaafay

Posted on March 3, 2023March 3, 2023 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta hadal ka jeediyay Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho ayaa… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay wax ka qabanayso dilalka wadayaasha Mooto Bajaajta

Posted on March 2, 2023March 2, 2023 by Desk

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre soo saaray… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Kismaayo

Posted on March 1, 2023March 1, 2023 by Desk

Madaxweynaha Dowadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta galinkii dambe gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland,… Sii akhri

Dilka wadayaasha Mooto Bajaajta oo joogto ka noqday Muqdisho

Posted on March 1, 2023March 1, 2023 by Desk

Askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho ku dilay darawal Mooto Bajaaj. Askarigii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close