Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Dilka wadayaasha Mooto Bajaajta oo joogto ka noqday Muqdisho

Askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho ku dilay darawal Mooto Bajaaj. Askarigii… Sii akhri

Posted on March 1, 2023March 1, 2023 by Desk

Booliska Soomaaliya oo ka hadlay bajaajle lagu dhaawacay Muqdisho

Posted on February 28, 2023February 28, 2023 by Desk

Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali (Doodisho) ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen eedeysane dhaawac u geystay wade mooto… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo daahfuray Imtixaanka shaqaaleysiinta saddex kun oo macallin

Posted on February 27, 2023February 27, 2023 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daahfuray imtixaanka shaqaaleysiinta saddex kun oo macallin oo ay qaadaneyso… Sii akhri

Dagaal ka socda Laascaanood

Posted on February 25, 2023February 25, 2023 by Desk

Dagaal ayaa goordhaweyd ka billowday galbeedka magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeya dadka deegaanka iyo ciidamada Somaliland. Ciidamada Somaliland ayaa… Sii akhri

Maxaa ka jira in shirkad gaar ah loo xiray codsiga dal ku galka Kenya?

Posted on February 24, 2023February 24, 2023 by Desk

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaamtay warqad lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta Soomaalida iyo baraha… Sii akhri

Maraykanka oo Muuse Biixi kala hadlay duqaynta Laascaanood

Posted on February 23, 2023February 23, 2023 by Desk

Safiir ku-xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya Amb. Tim Trenkle oo maanta tagay magaalada Hargeysa ayaa kulan la qaatay madaxweynaha Somaliland Muuse… Sii akhri

Puntland: TPEC oo shaacisay wejiga 3-aad ee diiwaangelinta

Posted on February 22, 2023February 22, 2023 by Desk

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa shaaciyay wakhtiga ay bilaabanayso wajiga 3-aad ee diiwaangelinta doorashada qof iyo cod… Sii akhri

Weerar qaraxyo ku billowday oo ka dhacay Muqdisho

Posted on February 21, 2023February 21, 2023 by Desk

Weerar ku billowday qaraxyo ayaa maanta ka dhacay guri ku yaalla degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, kaas oo ay ku sugnaayeen… Sii akhri

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo beenisay war lagu faafiyay baraha bulshada

Posted on February 21, 2023February 21, 2023 by Desk

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa beeniyay war saacadihii la soo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay… Sii akhri

Madasha Siyaasadda Puntland oo dhawaysay go’aankii Garxajis

Posted on February 20, 2023February 20, 2023 by Desk

Madasha Siyaasadda Puntland oo ay ku midaysan yihiin hoggaamiyeyaal isbeddel-doon ah ayaa soo dhawaysay baaqii ay shalay soo saareen beesha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close