Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay ergayga arimaha Somaliland

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdikariim Xuseen Guuleed Ergayga arimaha Somaliland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa… Sii akhri

Posted on April 2, 2023April 2, 2023 by Desk

Dowladda Soomaaliya oo hakisay soo dejinta Mooto Bajaajta

Posted on March 30, 2023March 30, 2023 by Desk

Shirka Golaha Wasiirrada ee maanta oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey qaraarka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay hay’adaha amniga qaranka iyo gobolka Banaadir

Posted on March 25, 2023March 25, 2023 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiska Amniga Qaranka, hay’adaha amniga iyo maamulka gobolka… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?

Posted on March 23, 2023March 23, 2023 by Desk

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin looga dhageystay… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo 8 sharci saxiixay

Posted on March 21, 2023March 21, 2023 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada waxa uu ku saxiixay 8 sharci oo ay… Sii akhri

Puntland oo shaacisay xogta diiwaangelinta

Posted on March 18, 2023March 18, 2023 by Desk

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa caawa shaaciyay wadarta guud ee tirada muwaadiniinta isdiiwaangeliyay ee codka bixin doona doorashada golayaasha… Sii akhri

Maxaa ka soo baxay shirkii Baydhabo ee Puntland ka maqnayd?

Posted on March 17, 2023March 17, 2023 by Desk

Madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada Jubaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Galmudug iyo gobolka Banaadir ayaa war-murtiyeed dhowr qodob ka kooban ka… Sii akhri

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay Baydhabo iyo Puntland oo ka maqan

Posted on March 16, 2023March 16, 2023 by Desk

Magaalada Baydhabo waxaa goordhaweyd ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Shirka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Guddi u magacaabay dhismaha wadada Dangorayo iyo Eyl

Posted on March 13, 2023March 13, 2023 by Desk

Boosaaso: 13 March 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 16 ee 11-da… Sii akhri

Somaliland oo DDS ku eedeysay dagaalka Laascaanood

Posted on March 9, 2023March 9, 2023 by Desk

Somaliland ayaa markii ugu horreysay ku eedeysay Dowlad Deegaanka Soomaalida in ay ka qayb tahay dagaalka u dhexeeya ciidamadeeda iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close