Itoobiya oo dhexdhexaadinaysa Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, halkaas oo uu… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, halkaas oo uu… Sii akhri
Shacabka degmada Eyl ee gobolka Nugaal oo noloshoodu ku tiirsantahay wax-soo-saarka badda ayaa si weyn uga cabanaya maraakiib jariif ah… Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib-u-habayn ku sameyn doonto baasaboorka, islamarkaana laga dhigi doono mid buuxiya heerarka tayada iyo… Sii akhri
Nabadoon Cabdi Hayaan Saalax oo qayb ka ahaa howgalka la dagaalanka argagixisada Daacish ayaa ku geeriyooday dagaal xalay ka dhacay… Sii akhri
Laamaha amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa xalay soo bandhigay saddex nin oo ku eedeysan dilka hooyo iyo saddex carruur gabdho… Sii akhri
Guddoomiyaha gobolka Raascasayr Cumar Cismaan Siciid ayaa go’aano ku meel gaar ah ka soo saaray xiisadda ka taagan xeebaha gobolkaas… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa mamnuucday dhoofinta xoolaha yaryar ee jaqiiqda loo yaqaan, kuwaas oo da’doodu tahay sanad iyo wixii ka yar.… Sii akhri
Wasaaradda kalluumeysiga Puntland ayaa sheegtay in shaqadeeda kheyraadka badda ay ku haysto wasaaradda maaliyadda oo dowladda u qaabilsan dakhli uruurinta. Agaasimaha… Sii akhri
Boosaaso (Wararka PP) — Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kula kulmay safiirka Biritayn u jooga Soomaaliya… Sii akhri
Shacabka Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa cabasho ka muujiyay xirnaanshaha shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada ee magaaladaas oo muddo labo… Sii akhri