Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay Baydhabo iyo Puntland oo ka maqan

Magaalada Baydhabo waxaa goordhaweyd ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Shirka… Sii akhri

Posted on March 16, 2023March 16, 2023 by Desk

Madaxweyne Deni oo Guddi u magacaabay dhismaha wadada Dangorayo iyo Eyl

Posted on March 13, 2023March 13, 2023 by Desk

Boosaaso: 13 March 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 16 ee 11-da… Sii akhri

Somaliland oo DDS ku eedeysay dagaalka Laascaanood

Posted on March 9, 2023March 9, 2023 by Desk

Somaliland ayaa markii ugu horreysay ku eedeysay Dowlad Deegaanka Soomaalida in ay ka qayb tahay dagaalka u dhexeeya ciidamadeeda iyo… Sii akhri

Xasan Sheekh oo saddex sharci saxiixay

Posted on March 8, 2023March 8, 2023 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka… Sii akhri

Dowladda Federaalka oo looga digay muddo kororsi

Posted on March 8, 2023March 8, 2023 by Desk

Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaareyaashii hore Xasan Cali Kheyre, Cumar Cabdrashiid Cali Sharmarke, Cabdiweli Cali Gaas, Guddoomiyihii… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Danjiraha Denmark

Posted on March 7, 2023March 7, 2023 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilsay Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya, Steen… Sii akhri

Dagaalka Laas-Caanood waa ilaalinta dhaxalkii halgamayaashii Soomaaliyeed!

Posted on March 6, 2023March 30, 2023

DHallin-yarada ha garato kaalinteeda hana gudato xilkeeda! DHallin-yarrada Laas-Caanood waxay dib u soo nooleeyeen kaalintii lagu yaqiinay lagana sugayay dhalin-yarada Soomaaliyeed!… Sii akhri

Muxuu yahay ujeedada safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Qatar?

Posted on March 4, 2023March 4, 2023 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shirka… Sii akhri

Puntland oo beenisay in ciidamadeedu ku jiraan dagaalka Laascaanood

Posted on March 3, 2023March 3, 2023 by Desk

Puntland ayaa markale caddeysay in aysan qayb ka ahayn, ciidamadeeduna ku jirin dagaalka ka socda Laascaanood iyo deegaanada ku xeeran.… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay amniga Muqdisho iyo falalkii ka dhacay maalmihii la soo dhaafay

Posted on March 3, 2023March 3, 2023 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta hadal ka jeediyay Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close