Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Shacabka Laascaanood oo cabasho muujiyay

Shacabka Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa cabasho ka muujiyay xirnaanshaha shirkadaha isgaarsiinta iyo bangiyada ee magaaladaas oo muddo labo… Sii akhri

Posted on October 9, 2025October 9, 2025 by Desk

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey saddex heshiis

Posted on October 9, 2025October 9, 2025 by Desk

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ku saabsan dhinacyada… Sii akhri

Heshiis laga gaaray dagaalka Qasa

Posted on October 9, 2025October 9, 2025 by Desk

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa shaaciyay in wejiga koowaad ee heshiiska nabadda Qasa la gaaray, kaddib heshiis ka dhacay Masar… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo beenisay warar laga faafiyay

Posted on October 8, 2025October 8, 2025 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar dhawaan laga faafiyay oo lagu sheegay in Soomaaliya iyo Sweden ay wada galeen “heshiis qarsoodi… Sii akhri

Ilhaan Cumar oo mar kale ka jawaabtay hadal uu Trump ku weeraray iyada iyo Soomaaliya

Posted on October 8, 2025October 8, 2025 by Desk

Ilhaan Cumar oo ah xildhibaanad ka tirsan aqalka Koongareeska Maraykanka kana soo gasha gobolka Minnesota ayaa si kulul uga jawaabtay… Sii akhri

DF oo bilowday qorshe ka dhan ah Axmed Madoobe

Posted on October 7, 2025October 7, 2025 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh oo shalay natiijo la’aan kala soo laabtay wadahadalladii Kismaayo ayaa billaabay qorshe kale oo… Sii akhri

Xisbiyada siyaasadda Puntland oo ka hadlay heshiiska is afgarad ee amniga

Posted on October 7, 2025October 7, 2025 by Desk

Qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadda Puntland ayaa si adag u cambaareeyay heshiiska is afgarad ee amniga dhexmaray Puntland iyo… Sii akhri

Jubaland oo u mahadcelisay dowladda Kenya

Posted on October 6, 2025October 6, 2025 by Desk

Jubaland ayaa ka hadashay shirkii natiijo la’aanta ku dhammaaday ee madaxweyne Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe ku yeesheen magaalada Kismaamo.… Sii akhri

Wadahadalladii Kismaayo oo natiijo la’aan ku dhammaaday

Posted on October 6, 2025October 6, 2025 by Desk

Wadahadalladii Kismaayo uga socday madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh iyo madaxweynaha Jubaland ayaa natiijo la’aan ku soo goba-gaboobay, kaddib… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee wadahadallada Kismaayo

Posted on October 6, 2025October 6, 2025 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa wadahadal uga socdaa magaaalda Kismaayo, iyadoo labada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close