Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya lagu soo gaba gabeeyay shirkii u dhaxeeyay madaxda Maamul Goboleedyada iyo dowlada Dhexe ee dalka.
Shirkaan oo muddo 10 Cisho ah ku dhowaad ka socday magaalada Muqdisho ayaa ugu dambeeyntii laga soo saaray War-Murtiyeed ay madaxdu ku heshiiyeen.
Hoos ka Aqriso War Murtiyeedka shirka ka soo baxay.

Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho

WALLEE FARMAAJO XARIG UU HAYO XOOLO KUMA JIRAAM. TALADIIBA WAA KA BAXDAY FARAHA DAWLADDA FEDERAALKA AH. FASHILKIISA INTAAS AYAA KA HARSANEYD.
KANI GALBAY, KU KALE MOOYEE.
FULAYOW, GUULI KUU DHWEYDAA.
KHASIRA DUNYAA WAL AAKHIRATI.
TAARIIKH XUMIDA AYAA KAAGA SII DARAN: HADDUU U YEEDHAY CIIDAMO XABASHI OO KURSIGA KU SII HAYA.
H A Y H A A T A!
FARMAAJO, KHAAINUL WADDANKIYOW, GOOD RIDDANCE!