Agaasimaha Madaxtooyada oo Amray in laga guuro Xarunta Madaxtooyada

Warqad ka soo baxday Xafiiska Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa lagu amray in laga guuro Madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Amarkaan ayaa ku socdo Dhamaan Ha’adaha Dowlada iyo Dadka Shacabka ah ee dagan xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho.

Arintaan ayuu ku sabab beeyay Agaasimaha in la doonayo in dhismo lagu sameeyo madaxtooyada islamarkaasina shaqooyinkeeda la balaariyo.

Hoos ka Aqriso Warqada.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho