Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa maanta soo saartay War-saxaafadeed ay uga hadashay Kaniisad la sheegay in muddo 30 sano ah kadib laga furay magaalada Hargeysa.
War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in aysan jirin Kaniisad cusub oo laga dhisay magaalada Hargeysa, aana la ogolayn in Kaniisad cusub laga dhiso deegaanada Somaliland.
War-saxaafadeedka oo dhamaystiran waxa uu uqornaa sidan:-

PUNTLAND POST