Daawo:- Amiirka Dowladda Qadar oo ka hadlay Khilaafka Wadamada Khaliijka

Amiirka Dowladda Qadar Sheekh Tamiim  ayaa xalay jeediyey khudbad xasaasi ah oo uu uga hadlayo xaaladda ka taagan Khilaafka Khaliijka ee ka dhashay go’doomintii ay ku sameeyeey Qadar Sacuudiga iyo xulufadiisa

Amiirka ayaa amaanay Dawladihii la saftay Qadar  mowqifka ay ka qaateen khilaafka Khaliijka .

Daawo Khudbada Amiirka Dawlada Qadar Sheekh tamiim

Cabdiqani Boos 

Puntland Post