Wararka naga soo Gaaraya Magaalada Laas-Caanood ayaa waxa ay sheegayaan in madaxweynaha Maamulka Somaliand Axmed Maxamuud Siilaanyo uu maanta ku Wajahanyahay Magaalada Laascaanood.
Siilaanyo oo Booqasho hadda ku maraya Deegaanada Bari ee Somaliand ayaa Saakay oo Jimco Ah Waxa uu gaaraya Magaalada Laascaanood.
Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Ayaa waxaa ka jirta Qaban Qaabo lagu Soo dhoweeynayo Siilaanyo.
Wara kala duwna Ayaa kasoo Baxaya boqashada Silaanyo, waxayna kusoo aadaysa xili uu maamulkaasi wada hadal kula jiro Maamulka Khaatumo.
Faah Faahinta Dib kala soco Insha allahÂ
PUNTLAND POST