Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somalia ayaa Goordhow Soo Saaray Jadwalka Doorashada iyo Qaabka Ay u Dhaceeyso Doorashada.
Waxaa ugu horeeyn Doonto Doorashada Aqalka Sare oo dhici Doonto 25 September , Doorashada Xildhibaanada Ayaa iyana dhacid Doonto 24 September-10 October..
25 October Ayaa la dooran Doonaa Sida qorshuhu uu yahay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka iyada oo ugu Dambeeyntii 30 octobar la dooran Doono Madaxweynaha Somalia.

Xafiiska Wararka Puntland Post Muqdisho