MUSHAAR LA’AANTA GARSOOYAASHA DALKA SABAB MA UTAHAY CADAALAD DARADA DALKA?

Magaalada muqdisho ee Caasiamada Dalka soomaaliya waxaa kasocda Shir looga hadlayo Arimaha garsoorka Dalka waxaana Shirkaasi kaqeybgalay garsoorayaasha Maamulka goboleedyada Dalka iyo Kan DFS

Gudoomiyaha maxkamad Racfaanka Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe Shiikh Axmad ibraahim Sii oo lahadlay Cityfm Jowhar ayaa kawarbixiyay Shirka Muqdisho kafurmay

Gudoomiayaha Maxkamad Racfaanka Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in shirka looga hadlayo Mushaar la aanta Garsoorayaasha Dalka waxaana lasheegay in mushaar la aanta dalka ay sababto laaluush qaadasho iyo cadaalad Daro sii baahda

Wareysi Shaashaa iyo Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobolka Shabeelaha Dhexe