BOSASO-(Puntland Post) Cali Cabdi Ducale oo ka mid ah wariyaasha Puntland Post iyo Ibraahim Muuse Dahraan (Wadani) oo ka tirsan Puntland Tv ayaa u istaagay caawinta qoysas danyar ah oo u baahna in la garab istaago xaaladoodana loosoo bandhigo umadda Soomaaliyeed si loo caawiyo, hoos ka daawo barnaamijkan.
PUNTLAND POST
Video article SBC oo caawinta qoysaska danyarta ah ka waraysatay Cali Ducale iyo Ibraahim Wadani
