Dowladda Turkiga oo PKK iyo Xulafadooda ku eedaysay Qaraxii Ankara

Dowladda Turkiga ayaa  PKK iyo Xulafadooda ku eedaysay Qaraxii Ankara oo ay ku dhinteen 28 qof tiro aad u badana ku dhaawacmeen.

Ra’iisul wasaaraha Turkiga Ahmet Davutoglu ayaa dusha uga tuuray qaraxii Ankara PKK iyo Xulafadooda Siiriya, wuxuuna sheegay in markaan loo baahan yahay in la cambareeyo kuwa ka dambeeyey qaraxan.

PUNTLAND POST