Gudoomiyaha Aqalka sare ee Dalka oo goordhaweyd La doortay

Xildhibaan Abdi Xaashi Cabdullahi oo kasoo jeeda Gobolada Woqooyi ee Maamulka Somaliland ayaa goordhaweyd ku guuleystay Xilka Gudoomiyaha Aqalka sare ee dalka, kadib markii uu tartan la galay Mustaf maxamed Qodax.

Abdi Xaashi Cabdullahi ayaa helay 43-cod, halka Xildhibaan Mustafa Maxamamud Qodax uu isna helay 9-cod.
Faaah Faahinta Dib ugala Soco Puntland Post Insha allah.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho