Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Kooxaha Barcelona, Arsenal, PSG, Atletico Madrid & Bayern Munich oo Guulo Waaweyn Gaaray iyo Natiijooyinkii kulamadii xalay Dhacay

Waxaa xalay garoomada Qaarada Yurub laga cayaaray koobka horyaalada yurub kulankiisii saddexaad ee heerka groupyada ee Champions League-ga, iyadoo kooxaha… Sii akhri

Posted on October 20, 2016October 20, 2016 by Desk

Liverpool iyo Man United oo Barbar-dhac Galay

Posted on October 18, 2016October 18, 2016 by Desk

Kooxaha Liverpool iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa barbardhac goolal la’aan ah ku galay garoonka Anfield, kulan aad… Sii akhri

Manchester United iyo Liverpool oo Fooda Is Dari Doono Caawa Kulan Xiiso Badan

Posted on October 17, 2016October 17, 2016 by Cowke

Ciyaar aad u xiiso badan oo kamid ah Ciyaaraha Horyaalka Dalka ingiriiska ayaa caawa garoonka Anfield ee kooxda Liverpool kuwada ciyaari… Sii akhri

Natiijooyinkii kulamadii Champions League

Posted on September 29, 2016 by Desk

Xalay waxaa  garoomada Yurub laga ciyaaray kulamo aad u xiiso badan oo ka tirsan kulamada labaad ee koobka Champions League, … Sii akhri

Borussia Dortmund & Real Madrid oo Barbaro Galay kulankii Champions Leaque-ga

Posted on September 28, 2016 by Desk

Kooxaha Borussia Dortmund iyo Real Madrid ayaa barbar dhac  2-2 ah ku kala baxay kulan adag oo ka tirsanaa kulamada… Sii akhri

Manchester City oo Guul ka gaartay kulankii Manchester Derby

Posted on September 10, 2016 by Desk

Manchester City ayaa guul ka gaartay kulankii Manchester Derby iyadoo Manchester United ku garaacday 2-1 kulan ka dhacay garoonka Old… Sii akhri

Somali kaalinta 24-aad ka galay Ciyaaraha Olombikada Aduunka

Posted on August 17, 2016August 18, 2016 by Cowke

Maxamed Daa’uud Maxamed oo Soomaaliya u matalayay Tartanka Orodka Olombikada ee ka soconayo Magaalada Rio ee dalka Brazil ayaa Galay… Sii akhri

Maxamed Daa’uud oo Soomaaliya u ordi Doono Tartanka Olombikada Aduunka

Posted on August 17, 2016August 17, 2016 by Cowke

Maanta oo Ay Taariiqdu ku beegantahay 17-Agousto Ayaa Waxaa lagu Wadaa Magaalada  Rio ee dalka Barazil  uu ka soconayo Tartanka… Sii akhri

Mo Farah oo Ku Guuleeystay Tartanka Olombikada Dahabka 10,000M ee ka soconayo Brazil

Posted on August 14, 2016August 14, 2016 by Cowke

Ciyaarayahaanka Aslakiisu uu yahay Soomaaliga ee Mo Farah Ayaa ku Guuleeystay Tartanka Dahabka 10,000 M ee ka soconaya Magaalada Rio… Sii akhri

Maryan Nuux oo Soomaaliya u mataleysa Olympic-ada Aduunka oo maanta tartameysa

Posted on August 13, 2016 by Desk

Sanadkaan Ciyaaraha Olympic-ada Aduunka ee ka socda  magaalada Rio De jenerio ee Dalka Brazil Soomaaliya waxa uga qayb galay  laba… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close