Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Awdal oo ku Guulaystay Koobka Ciyaaraha Gobolada Somailand

Tartanka kubbada Cagta Gobolada Somaliland oo muddooyinkii dambe ka socday Magaalada Hargeysa ayaa shalay galinkii danbe waxaa  hargaysa Stadium ka… Sii akhri

Posted on November 13, 2016November 13, 2016 by Desk

England oo Guul ka gaartay Scotland is reeb-reebka koobka Aduunka ee 2018

Posted on November 12, 2016November 12, 2016 by Desk

Xulka kubadda cagta England ayaa guul ay mudnaayeen ka gaaray xulka ay xifaaltamaan ee Scotland, kullan ka tirsanaa wareegga 4-aad… Sii akhri

Real Madrid oo Layaab kala Kulantay Legia Warszawa iyo Natiijooyinkii kulamadii Xalay ee Chempions League-ga

Posted on November 3, 2016November 3, 2016 by Desk

Kooxda Real Madrid ayaa la yaab kala kulantay kooxda Legia Warszawa kulan ka dhacay Stadium Polish Army oo ka tirsanaa… Sii akhri

Man City oo Guushii ugu Horaysay ka Gaartay Barcelona Koobka Champions League-ga

Posted on November 2, 2016November 2, 2016 by Desk

Kooxda Manchester City ayaa guusheedii ugu horreysay abid ka gaartay kooxda reer Spain ee Barcelona oo marti ugu ahayd Stadium… Sii akhri

Muxuu ku soo idlaaday kulankii Adkaa ee Chelsea iyo Manchester United?

Posted on October 24, 2016October 24, 2016 by Desk

Kooxda Chelsea ayaa xalay garoonkeeda Stamford Bridge 4-0 ku garaacday kooxda Manchester United, kulan ka tirsanaa horyaal England ee looyaqaaan… Sii akhri

Chelsea iyo Man United oo Fooda is Dari Doono Caawa

Posted on October 23, 2016October 23, 2016 by Desk

Kooxaha Chelsea iyo Manchester united ayaa goor dhow oo caawa ah isaga hor iman doona gegada Stamford Brige, kulan ka… Sii akhri

Milan oo Guul muhiim ah ka Gaartay Juventus

Posted on October 23, 2016October 23, 2016 by Desk

Kooxda Ac Milan ayaa garoonka cabsida badan ee San Siro 1-0 ku garaacday Marwada duqda ah ee Juventus kulan ka… Sii akhri

Kooxaha Barcelona, Arsenal, PSG, Atletico Madrid & Bayern Munich oo Guulo Waaweyn Gaaray iyo Natiijooyinkii kulamadii xalay Dhacay

Posted on October 20, 2016October 20, 2016 by Desk

Waxaa xalay garoomada Qaarada Yurub laga cayaaray koobka horyaalada yurub kulankiisii saddexaad ee heerka groupyada ee Champions League-ga, iyadoo kooxaha… Sii akhri

Liverpool iyo Man United oo Barbar-dhac Galay

Posted on October 18, 2016October 18, 2016 by Desk

Kooxaha Liverpool iyo Manchester United ee horyaalka Premier League ayaa barbardhac goolal la’aan ah ku galay garoonka Anfield, kulan aad… Sii akhri

Manchester United iyo Liverpool oo Fooda Is Dari Doono Caawa Kulan Xiiso Badan

Posted on October 17, 2016October 17, 2016 by Cowke

Ciyaar aad u xiiso badan oo kamid ah Ciyaaraha Horyaalka Dalka ingiriiska ayaa caawa garoonka Anfield ee kooxda Liverpool kuwada ciyaari… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close