Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Real Madrid oo guul soo laabasho ah ka soo gaadhay Bayer Munich

Kooxda kubbada cagta Real Madrid ayaa guul soo laabasho ah garoonka Allianz Arena ku soo gaadhay markii ay 2-1 ugu… Sii akhri

Posted on April 13, 2017April 13, 2017 by Desk

Kulan xiiso badan oo Caawa dhexmari doona Juventus iyo Barcelona

Posted on April 11, 2017April 11, 2017 by Desk

Kooxaha Juventus iyo Barcelona ayaa Caawa isaga hor iman doona kulanka lugta kowaad ee wareega Quarter-final ama Sideed dhamaadka koobka… Sii akhri

Barcelona oo sameysay soo laabashadii Ebid ugu Weyneed Taarikhda Kubadda Cagta

Posted on March 9, 2017March 9, 2017 by Cabdiqani Boos

Sinaba shaki uma galin kartid in Barcelona ay hubisay hirgalinta taariikhdii ugu weyneed kubadda cagta kadib markii ay 6-1 ugu… Sii akhri

Arsenal oo laga soo reebay tartanka Champions leaque-ga

Posted on March 8, 2017 by Desk

Kooxda  Bayern Munich oo Arsenal marti ugu aheyd garoonkeeda Fly Emirates ayaa ugu awood sheegatay isla natiijadii kulankii Allianz Arena… Sii akhri

Maxaa kala qabsaday kooxaha Bayern Munich iyo Arsenal kulankii Champions League-ga?

Posted on February 16, 2017February 16, 2017 by Desk

Kooxda cubada cagta Bayern Munich ayaa mar kale xalay garoonkeeda Allianz Arena 5-1 ugu awood sheegatay kooxda reer England ee… Sii akhri

kulan xusuustiisa leh oo caawa dhex mari doona Bayern iyo Arsenal

Posted on February 15, 2017February 15, 2017 by Cabdiqani Boos

Munich-[Puntland Post] Waa habeenkii labaad ee Champions League-ga, kadib kulankii weynaa ee xalay dhexmaray Paris Saint Germain iyo Barcelona, caawa… Sii akhri

Xulka Cameroon oo ku guuleystay Koobka Qaramada Africa

Posted on February 6, 2017February 6, 2017 by Desk

Xulka kubadda cagta dalka Cameroon ayaa caawa markii 5-aad ku guulaystay koobka Qaramada Africa ee AFCON 2017, kadib markii uu… Sii akhri

Final-ka Koobka Qaramada Africa oo Caawa dhicidoona

Posted on February 5, 2017 by Desk

Tartanka koobka Qaramada Africa ayaa lagu soo afjari doonaa caawa dalka Gabon, waxaana hubaal ah in midkood Egypt iyo Cameroon… Sii akhri

Chelsea oo guul ka gaadhay Arsenal, kuna si-qaysa Hanashada Horyaalka

Posted on February 4, 2017February 4, 2017 by Desk

Kooxda kubada cagta ee Chelsea ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Arsenal oo ay ku soo dhowaysay garoonkeeda Stamford… Sii akhri

Liverpool iyo Chelsea oo dhibcaha ku qeybsaday Anfeild Stadium

Posted on February 1, 2017February 1, 2017 by Desk

Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa xalay ciyaar xiiso badan  oo ka tirsan horyaalka England ee Premier League-ga waxay ku dhexmartay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close